1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Labaad Ee Ciidul Adxaa Oo Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 11-ka bisha Dul-xaj waxaa loo dabaal degayaa maalintii Labaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo muslimiin badan ay damaashaadayaan. Gobalada dalka ayaa aad looga dareemayaa fantasiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Horay Uga Barakacay Degamada Gelinsoor Ee Mudug Oo Dib Loo Soo Celinayo Deegaanka Gelinsoor ee gobalka Galgaduud, waxaa horay uga dhacay dagaal beeleed sababay in shacab badan ay halkaasi ka barakacaan, hase ahaatee maamulka degamadaasi ayaa sheegay inay wadaan dadaal ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Shacabkiisa Ugu Hambalyeyay Munaasabadda Ciidul Adxaa Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu Hambalyo ku aadan Munaasibadda Ciidul Adxaa u diray dhammaan umadda muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka reer Puntland. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Hambalyo Ku Aadan Ciidda u Diray Shacabka Galmudug Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa shacabka maamulkaasi waxa uu u diray hambalyo munaasabadda ciidul Adxaa. Isaga oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la wadaagayaa shacabka Galmudug maalintaan qiimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News Oo Ciid Wanaagsan Leh, Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed Maamulka iyo shaqaalaha Goobjoog News, kuwa ku sugan dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba waxa ay dhammmaantood shacabka Soomaaliyeed leeyihiin Ciid Wanaagsan. Maanta waxay ku beegan tahay maalintii Koowaad ee Ciidul Adxaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Digniin u Diray Milkiilayaasha Leh Guryaha Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa digniin u diray Milkiilayaasha leh dhammaan guryaha ku yaallo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, taasi oo ah ka feejignaanta dadka laga kireynayo guryahaasi. Axmed Carab oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan. Ciidamada dowladda ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Xulista Xubnaha Golaha Deegaanka Boosaaso Oo Gabagabo Maraysa Guddiga doorashada golaha deegaanka ee Boosaaso ayaa uga digay soo xulayaasha xildhibaanada golaha deegaanka ee magaaladaasi, inay soo xushaan xildhibaanno aan u qalmin, xilli heer gabogabo ah la marayo. Guddigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Isku Shuban Ee Bari Oo Ka Hadlay Saameynta Uu Reebay Dab Dhawaan Ka Kacay Deegaankaasi Maamulka deegaanka Isku shuban ee gobalka Bari ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay saameyntii uu reebay dab xooggan oo dhawaan ka kacay dhul beereed ku yaalla deegaankaasi. Duqa degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Cabdicasiis Oo Sheegay In Shacabka u Ciideysanaya Xeebta Liido Loo Diyaariyay Adeegyo Ay Ku Damaashaadaan Maamulka degmada Cabdicasiis ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay ciidda awgeed u diyaariyeen adeegyo dhowr ah oo loogu tala galay in dadka ay ku damaashaadaan. Cismaan Muxudiin Cali oo…