2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadal Laga Gelayo Halka Lagu Qabanayo Shirka Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Xildhibaan Maxamed Maxmuud Goodir oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo safar ku jooga magaalada Baladweyne, waxa uu faah faahin ka bixiyay kulamo ay magaaladaasi kula yeesheen…
2 daqiiqo Sheeko:War Xidlhibaan Khaliif Maxamed “Jawaari Ayaa Ku Dheggan Mooshinka Laga Keenay Madaxweynaha” Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa gudbiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryoole Ee Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab kahelaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhan ah ayaa saaka waabarigii ka dhacay degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose. Ciidamo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore Cali Cabdullaahi Cosoble: Madaxweyne In La Eedeeyo Ma Sahlana Wasiir hore ee wasaaradda waxbarashada dowladdii KMG ahayd Cali Cabdullahi Cosoble ayaa sheegay in ay isagu ula muuqato in waayo aragnimo la’aan ka dhex jirto Golaha baarlamanka , oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyay Deegaan Ka Mid Ah Gobalka Bakool Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa faarujiyay deegaanka Mooro Gaabey ee gobalka Bakool, iyadoo halkaasi ay la wareegeen Xarakada Al-shabaab. Deegaanka Mooro Gaabey oo duleedka ka ah degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Billaabay Xalinta Xiisad Ka Jirta Degmada Garbahaarey Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in waxgaradka ku dhaqan degmadaasi ay billaabeen xalinta xiisad ka taagan degmadaasi. Xiisadaan ayaa billaabatay ka dib markii gudoomiyahii hore…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye “Cali Dheere Maanta Hadii Uu Yimaado Waa Cafis” Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta hadal ka jeedinayay munaasabad lagu soo gabagabeynayay Ololaha dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladdu ay tahay mid u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Muqdisho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Ololaha Dhaqanka Iyo Hidaha Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gababaeeyay Ololaha dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed, kaasio oo magaalada ka socday muddo 4 bil ah. Munaasabaddii lagu soo gabagabeynayay Ololahaan waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Tabcashada Beeraha Ee Gobalka Shabellaha Hoose Hoos u dhac ballaaran ayaa xilligaan laga dareemayaa tacabka beeraha, gaar ahaan kuwa la beero xilli roobaadka. Qaar ka mid ah beeraleyda gobalka Shabellaha Hoose oo u waramay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Maamul u Sameynaysa Degmada Ceelbuur Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhawaan maamul rasmi ah loo sameyn doono degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud, islamarkaana lageyn doona ciidamo ammaanka xaqiijiya. Xildhibaan Cabdullaahi Cabdi Cabdulle oo ka mid…