1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Dhaliilay Duqa Magaaladaasi Golaha deegaanka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dhaliil u jeediyay duqa magaaladaasi Bile Diini Cali, ka dib markii ay sheegeen in arrimo badan uu ku dhaqaaqay. Cali Xuseen Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Degmada Caabudwaaq Oo Shalay Lagu Dagaallamay Wararka saaka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in xaaladda ay tahay mid aad u deggan, ka dib markii shalay degmadaasi ay ku dagaallameen ciidamo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Kaliil “Kama Cabsanayo Inay i Xiraan Ciidamada Itoobiya Ee Garbahaarey” Gudoomiyahii hore ee gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo ku sugan degmada Garbahaarey ayaa sheegay in aanu wax cabsi ah ka qabin inay xabsiga dhigaan ciidamada Itoobiya, ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyay Deegaanno Ka Mid Ah Sh/Hoose Iyo Al-shabaab Oo La Wareegtay Deegaanadaasi Wararka laga helayo gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay qabsadeen deegaanada Golweyn iyo Cambarey oo ka mid ah gobalkaasi. Gelinkii dambe ee shalay ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Mar Kale Xaqiijisay In Dalka Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Qof Iyo Cod Ah Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka aysan xilligaan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, maadaama qorshaha uu ahaa in sanadka 2016-ka dalka ay ka dhacdo doorasho. Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xanafi “Maamulka Gobalka Hiiraan Arday Badan Buu Qalqal Ku Beeray” Xildhibaan Cabdulqaadir Sheekh Xanafi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo ku sugan magaalada Baladweyne, waxa uu sheegay in maamulka gobalka Hiiraan uu qalqal ku beeray arday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Caabudwaaq Dagala u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalla Cawad. Xubno uu ka mid yahay gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaruntii Daraawiishta Ee Magaalada Baladweyne Oo La Burburinayo Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxa sheegayaan in la burburinayo xaruntii Daraawiishta ee magaalada Baladweyne, taasi oo loo yaqaanay Cago Dhidid. Odayaal dhaqameed ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Magan oo Sheegay in Saraakiil Itoobiyaan u Diideen Wafti Xildhibaano ah Booqashada Garbahaarey Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Saraakiil Itoobiyaan ah u diideen in ay booqdaan Garbahaarey. Xildhibaan Magan oo Goobjoog News u waramay, kana…