1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Isbitaalka Dhuusamareeb “Dawo Nagu Filan Ma Hayno” Maamulka Isbitaalka degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ay san xilligaan Dawo ku filan bukaanada jiifa Isbitaalka iyo sidoo kale kuwa bukaan socodka ah ee maalin walba Isbitaalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Amni Darro Ay Keeni Karto Lacag Shilin Soomaali Cusub Ah Oo Dhawaan Daabacday Puntland Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in amni darro ay keeni karto lacag shilin Soomaali cusub ah, taasi oo dhawaan maamulka Puntland uu daabacay. Waxa uu sheegay in suuqayada magaalada Gaalkacyo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Askari Baahan Oo Qori Loo Dhiibay Waxa Uu Sameynayo Waa La Ogyahay” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin badan oo ay qabaan ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa ku sugan gobalada Baay, Bakool iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacabka Shabellaha Hoose Ka Codsaday Inay Ka Shaqeeyaan Amniga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shacab badan kula hadlay degmada Afgooye ayaa gobalka Shabellaha Hoose, waxa uu ka dalbaday inay ka shaqeeyaan amniga si loo helo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Kasoo Horjeeday Maamulka Jubbaland Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa lagu soo dhaweeyay xubno siyaasiyiin ah, kuwaasi oo horay uga soo horjeeday maamulka Jubbaland. Siyaasiyiintaan oo ay ka mid yihiin Maxamuud Sayid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Afgooye Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay gaareen degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Wafdiga waxaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dowladda Ku Eedeysay In ay Hubeysay Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Dhexe ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in hub iyo gaadiid dagaal ay soo siiyeen maamulka Galmudug, iyaga oo sheegay in looga qeybqaatay dagaalkii shalay ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Oo Aqbalay Go’aankii Jawaari Ee Wada Hadalka Qaar ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxa ay ku sheegeen inay aqbaleen go’aankii gudoomiyaha baarlamaanka…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa ka Qabsoomey Lixdii Tiir Ee Xasan Sheekh Sedex Sano Kadib? (Dhageyso) Maalintii Doorashada. Doorashadii madaxtinimo 10kii September 2012ka ka dhacday Dugsiga tababarka ciidanka Booliska ee Gen. kaahiye, waxay mar aheyd tallaabo dhanka fiican loo qaaday, waxay soo afjartay madaxweyneyaal, iyo goleyaal…
8 daqiiqo Sheeko:War Maxaa ka Qabsoomey Lixdii Tiir Ee Xasan Sheekh Sedex Sano Kadib? Maalintii Doorashada. Doorashadii madaxtinimo 10kii September 2012ka ka dhacday Dugsiga tababarka ciidanka Booliska ee Gen. kaahiye, waxay mar aheyd tallaabo dhanka fiican loo qaaday, waxay soo afjartay madaxweyneyaal, iyo goleyaal…