1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Ku Sugan Duleedka Kismaayo Oo Dhaliilay Madaxda Dowladda Saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ayaa dhaliil u jeediyay madaxda dowladda, taasi oo ku aadan in ay garab siinayaan maamulka Jubbaland oo aan dhaqan gelin sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Maanta Shir Uga Furmayo Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa maanta ka furmaya Wejiga Seddaxaad ee shirka wada tashiga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dalka ka jira. Shirkaan ayaa looga hadli…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Sheegay In Madaxda Dowladda Ay Jabiyeen Go’aankii Baarlamaanka Ka Qaatay Jubbaland Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay jabiyeen go’aankii golaha shacabka uu ka qaatay baarlamaanka Jubbaland. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Waa In Dadka Soomaaliyeed Ay Isku Dul Qaataan” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in xilligaan ay muhiim tahay inay isku dulqaataan dadka Soomaaliyeed, si loo gaaro horumar dhan walbo leh. Ra’iisul wasaaraha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Hogaamiyeyaasha Galmudug Iyo Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Axmed Madoobe Goor dhaw waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ka baxay diyaarado gaar ah oo ay la socdaan madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Boqorka Sacuudiga Uga Tacsiiyeeyay Shilkii Ka Dhacay Magaalada Makkah Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u direy Adeegaha labada Masjid ee Barakeysan, ahna Boqorka dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, Boqor Salmaan bin Cabdulcaziiz Al…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda “Waxaa Xaqiiq Ah Inuu Kor u Kacay Dakhliga Dowladda Balse Ma Ahan Mid Dabooli Kara Baahiyaha Jira” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista lagu sameeyey miisaaniyadda, 2015, isagoona ku tilmaamay iney tahay talaabo looga…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Ganacsiga Billaha Ee Goobjoog (August 2015) Bil kasta Goobjoog waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishii tagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yoweri Moseveni “Al-shabaab Waxaa Macquul Ah In Ay Askar Naga Haystaan” Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Moseveni ayaa sheegay isaga oo ku sugan magaalada Tokyo ee dalka Japan inay maqcuul tahay in qaar ka mid ah askartooda ay gacanta ugu jiraan Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Waxbarashada Gobalka Hiiraan Oo Ka Dhacay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa lagu qabtay kullan ballaaran, kaasi oo looga hadlayay sidii sare loogu qaadi lahaa waxbarashada gobalka Hiiraan. Kullankaan waxaa soo qaban qaabiyay maamulka magaalada…