1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Aabi “Waxa Jubbaland Hadda Laga Tabanayo Ma Badna” Xildhibaan Axmed Aabi Aadan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka qeybgalay caleema saarkii madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed Islaam ayaa sheegay in hadda ay aad u yartahay waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Hor Leh Oo Lasoo Dhigay Inta u Dhaxeysa Muqdisho Iyo Baydhabo Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka ee ka shaqeeya inta u dhaxeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa sheegay in wadada isku xiriirisa magaalooyinkaasi ay kusoo kordheen Isbaarooyin badan. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Deegaanka Ceelcali Ee Hiiraan Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaal waxa ay ku tageen deegaanka Ceelcali ee gobalka Hiiraan, halkaasi oo kulan ay kula qaateen qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Wada Howlgal Lagu Raadinayo Dadka Wax Tahriibaya Taliska ciidamada badda maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku raad joogaan kooxaha dadka tahriibiyaha oo maalmihii ugu dambeeyay sii xoojiyay qorshaha ay dadka ku tahriibinayaan. Taliyaha ciidamadaasi Admiral Cabdirisaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Dhawaaqay Xilliga Ay Billaabanayaan Wadatashiyada Hanaanka Doorashada 2016 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in bishan 20-keeda ay magaalada Muqdisho ka bilaaban doonaan kulamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedya Oo Ka Furmay Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhaw ka furmay sirka wada tashiga dowladda Federaalka iyo maamul gobaleedyada, kaasi oo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoostaga Degmada Cadaado Ee Galgaduud Qaar ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa waxaa ka jira biyo la’aan saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku nool deeganadaasi. Cabdi Xoosh Cismaan, waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Caqabadaha Ay Kala Kulmaan Dhulalka La’isku Haysto Maamulka Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay caqabado inta badan lagala kulmo lahaanshiyaha dhulalka oo inta badan dadku isku qabsadaan iyo sida arrimahaasi lagu xaliyo. Duqa Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Caydiid oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Dib u Heshiisiin Ka Dhex Billaabay Beelaha Deggan Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in dib u heshiisiin ay ka dhex billaabeen beelaha wada degan gobalada Mudug iyo Galgaduud, kuwaasi oo qaarkood wax kala tabanayaan. Wasiirka dib u heshiisiinta…