1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Afaraale Oo Ka Digay In La Kala Gooyo Gobalka Bakool Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay Odayaal iyo xildhibaanno dhawaan sheegay in Seddax Degmo oo ka mid ah Bakool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Xasan Sheekh Muran Buu Geliyay Dalka Mudadii Uu Shaqeynayay” Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in mudadii uu shaqeynayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu muran badan geliyay dalka. Waxa uu tilmaamay in khilaafyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay In Shir Looga Tashanayo Aayaha Soomaaliya Lagu Qabanayo Kismaayo Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan magaalada Kismaayo lagu qaban doono shir looga tashanayo aayaha Soomaaliya, kaasi oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Soomaaliyeed Oo Kulan Ku Yeeshay Finland Ayaa Baaq u Diray Dowladda Itoobiya Waxgarad Soomaaliyeed ayaa shir ballaaran waxa ay ku yeesheen wadanka Finland, kaasi oo ay uga hadleen dhibaatooyin ay sheegeen in ciidamada Itoobiya ay ka geysanayaa qaar ka mid ah gobalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay In Wada Hadal Ay Ka Dhex Billawdo Ahlu-sunna Iyo Galmudug Aqoonyahan Cabdiraxmaan Daqare oo ku taqsusay maamulka iyo maareynta Hay’adaha aan dowliga ahayn, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay tagaan degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, si wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Wada Hadal La Furaya Garabka Ahlu-sunna Ee Dhuusamareeb Maamulka Galmudug ayaa sheegay in wada hadal ay la furayaan garabka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb, ka dib markii ay kasoo horjeesteen heshiiskii dhawaan ka dhacay magaalada Cadaado. Wasiirka Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Shacab Ah Oo Lagu Arkay Degmada Jowhar Meydka wiil dhalinyaro ah, aadna looga garanayay degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa laga helay duleedka degmadaasi. Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe iyo Taliska Booliiska degmada Jowhar ayaa Meydka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Jubbaland Waxaan Kala Hadalnay Awood Qeybsiga Labada Maamul” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, ayaa sheegay in dhigiisa Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Lagu Xiray Gaari Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax la sheegay in lagu xiray gaari uu watay Nin Injineer ah ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Buundada Ansalooti ee kala qeybisa degmooyinka Xamar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Miino Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Baardheere Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax Miino, kaasi oo khasaare sababay. Miinadaan ayaa la sheegay in ay…