2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Haysata Shaqaale Iran Ah Oo Ka Hadlay Sababta Ku Kalliftay In Dadkaasi Qafaashaan (Wareysi) Koox burcad badeed ah oo dhawaan qafaashay shaqaale Iran u dhashay iyo markab ay la socdeen ayaa Goobjoog News, kaga warbixiyay sababta ku kalliftay in dadkaasi qafaashaan. Khaliif Cismaan Karani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Seygeeda Ku Dishay Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxaa xalay ka dhacday dhacdo dad badani ay ka naxeen, kadib markii Haweeney ay seygeeda ku dishay magaaladaasi. Xaafadda Xaawo Taako, laanta Buulo Xabley…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Al-shabaab Malahan Awood Ay Meelo Nooga Qabsadaan” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa meesha ka saaray in bishaan gudaheeda ay Al-shabaab magaalooyin ka qabsadeen dowladda Soomaaliya, waxa uu sheegay in Al-shabab aysan lahayn awood ay meelo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Ka Shiray Arrimo Amniga Uu Ka Mid Yahay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duurjoogtii Soomaaliya Oo Kusoo Guryo Noqday Jubada Hoose Warbaahinta caalamka ayaa qortay in duurjoogtii dalka Kenya ay usoo baxsatay gudaha dalka Soomaliya, waxaana ka mid ah duurjoogta soo gashay Soomaaliya Maroodiga, Lo gisiga, Goronyada, Libaaxa, Haramcasta, Geriga iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ka Badan 10 Oo u Dhintay Abaaro Ka Jira Somaliland Waxaa isa soo taraya gobalada ay Abaarta ku dhufutay ee Somaliland, taasi oo saameyn ku yeelatay dad iyo duunyo intaba. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Somaliland, gaar ahaan gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhaw ka dhacay qarax Miino, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Soomaaliyeed Oo Caalamka Kula Tartamaysa Ka Ganacsiga Basbaaska Sacdiyo Shariif Xasan oo ah hal abuurka Ganacsiga Basbaaska horumaray ee dalka Maraykanka, ayaa Goobjoog News, waxa ay uga sheekeysay qaabka ay shaqadaan ku billawday iyo sidoo kale waqti ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Gurmad Dawo Ah Oo La Gaarsiiyay Bukaanno Ku Sugan Degmada Baardheere Hay’adda International Organization Migration (IOM) oo kaashanaysa Ururada Samafalka wadaniga ee ka howlgala degmada Baardheere ayaa Maalmahii ugu dambeeyey gudaha degmadaasi waxay ka waday kulamo lagu qiimaynayay xaaladaha bini’aadannimo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Bakool Oo Saluugsan Saami Qeybsiga Xildhibaanada Koonfur Galbeed Maamulka gobalka Bakool ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxa ay ku dhaliileen in uusan dhex dhexaad ka ahayn, hanaanka loo qeybsanayo xildhibaanada maamulkaasi. Maxamed Xasan Maxamuud…