1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Ka Shaqeysa Inta u Dhaxeysa Muqdisho Iyo Baydhaba Oo Weli Cabasho Ah Waxaa isa soo taraya cabashada ay qabaan qaar ka mid ah darawalada gaadiidka isaga kala goosha magaalooyinka Baydhaba iyo Muqdisho, taasi oo ku aadan Isbaarooyin badan oo wadooyinka Shabellaha Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Weeraray Baladweyne Ciidamada xarakada Al-shabaab ayaa jidka u galay gaadiid ay saarnaayeen wafdi xildhibaanno iyo mas’uuliyiinta maamulka gobalka Hiiraan isugu jiray, kuwaa oo kusoo socday dhanka Baladweyne, waxaana la sheegay in dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeed Soomaali Ah Oo La Degay Shaqaalihii Saarnaa Markabka Laga Leeyahay Iiran Burcad Badeed Soomaali ah oo qafaal ku haystay markab laga leeyahay dalka Iiraan, islamarkaana ay la socdeen 21, shaqaale oo dalkaasi u dhashay ayaa lagu soo waramayaa in ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Laga Wacyi Geliyay Tahriibka Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhalinyarada ka wacyi geliyay halista uu leeyahay Tahriibka, kuna booriyay in dalkooda ay ka shaqeystaan. Gudoomiye ku xigeenka guddigaasi xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo…
3 daqiiqo 15-Sano Jir Caseeye Ahaa Oo Ka Mid Noqday Ganacsatada Ugu Caansan Boorama Aduunkaan aynu ku noolnahay qof walba nolosha kaalin ayuu kaga jiraa, iyadoo taa ay jirto ayaa hadane dadku waxay qabtaan shaqooyin kala duwan, taasi oo ay kala soo baxaan nolol…
2 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiye Jawaari Oo Sheegay In Si Degdeg Ah Loo Guda Gelayo Wada Hadalka Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweynaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo guda geli doono wada hadalka mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Maalgashiga Soomaaliya Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Dubai Shir ballaaran oo looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay Dubai, ee Isku tagga Imaaraadka carabta, kaasi oo ay ka qeybgaleen wasiiro ka kala tirsan Soomaaliya iyo Isku Tagga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Iyo UNHCR Oo Kala Saxiiday Heshiis Lagu Caawinayo Qaxootiga Soomaaliyeed Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Fabrizio Marcelli, iyo ku simaha wakiilka gaarka ah ee Somalia Ms. Bushra Halepota, ayaa wada saxiixday heshiis lacageed oo lagu caawinayo qaxootiga Soomaaliyeed. Munaasabadan ayaa dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Thailand Oo Xirtay Dad Magangalyo Doon Ah, Soomaalina Ay Ku Jiraan War qoraal ah oo kasoo baxay hay’ada xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in xukuumadda Thailand ay si qalad ah u xirtay 64 qof oo magangelyo doon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Degmada Balcad Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Laba caruur ah ay degmadaasi ugu geeriyootay cudurka Shububan Biyoodka. Degmada Balcad iyo deegaano kale oo ku dhaw…