1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Milatari Kana Dhan Ah Isbaarooyinka Oo Ka Billaabanaya Shabellaha Hoose Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose ayaa qiray in ay jiraan Isbaarooyin yaalla deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, laguna dhibaateeyo dadka shacabka ah. Waxa uu tilmaamay in Isbaarooyinkaasi lacago xad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Lagu Iibiyo Biyaha Deegaanka Ceel Baraag Ciise Ee Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Baraag Ciise ee koonfurta Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jiraan xaalado adag oo dhanka Nolosha ah. Wariyaha Goobjoog News ee gobalka Mudug Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabagal Lagu Sameynayo Shaqada Ka Socota Xafiisyada Maamulka Puntland Xafiiska maamul wanaagga iyo la dagaalanka Musuqa ayaa billaabay dabagal lagu sameynayo dhammaan shaqooyinka ay qabtaan xafiisyada maamulka Puntland ee shacabka loogu adeego. Agaasimaha guud ee xafiiskaasi Cabdiraxmaan Cali Guureeye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Seddax Degmo Oo Ka Mid Ah Bakool Aysan Ka Tirsaneyn Koonfur Galbeed Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan waxa ay gobalka Bakool kulan kula yeesheen qaar ka mid ah Odayaasha dhaqan gobalkaasi, kuwaa oo dalbaday in Seddax degmo oo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Soomaaliyeed Oo Ku Xiran Xabsi Ku Yaalla Jasiiradda Quburus Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa ku xiran jasiiradda Quburs, kuwaasi oo halkaasi u tagay waxbarasho. Nasro Yuusuf Xasan oo ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee lagu xiray Quburus ayaa u sheegtay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidamada Miltariga Jabuuti Iyo Wafdi La Socday Oo Maanta Gaaray Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha guud ee ciidamada Milatariga Jabuuti Jeneraal Sakariye Sheekh Ibraahim ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan. Wafdigaan waxaa qeyb ka ahaa gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaallo Lagaga Hortagayo Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Oo Ka Billawday Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, waxaa ka soconaya dadaallo badan oo ay wadaan shacabka ku dhaqan degmadaasi, iyo sidoo kale waxgaradka oo kaashanaya Ganacsatada, taasi oo looga hortagayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Doorasho Dalka Ka Dhacda Sanadka 2016 Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa rajo xumo ka muujiyay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah sanadka 2016-ka. Dadkaan qaarkood oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Xildhibaan Aadan Barre Ducaale Oo Ugu Baaqay Soomaalida Xaafadda Islii, La Shaqeynta Ciidanka Amniga Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya ahna xildhibaanka laga soo doorto magaalada Gaarisa ee gobalka Waqooyi Bari Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi, gaar ahaan Xaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Shabellaha Hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, kuwaasi oo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgalada ayaa…