1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Iyo Galmudug Oo Ciidamo Badan Ku Daabulay Deegaanka Mareergur Ee Galgaduud Wararka ugu dambeeyay ee Goobjoog News ka helayso deegaanka Mareergur ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamo aad u badan ay halkaasi ku daabuleen Ahlu-sunna Waljameeca garabka Dhuusamareeb iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Oo Xalinaya Xiisad Ka Jirta Degmada Garbahaarey Degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo waxaa shalay gelinkii dambe gaaray madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, halkaasi oo maalmahaan dambe ay ka jirtay xiisad u dhaxeysa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garabka Ahlu-sunna Ee Dhuusamareeb Oo Beeniyay Inay Ka Baxeen Degmadaasi Saraakiisha Ahlu-sunna Waljameeca, gaar ahaan garabkooda ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in madaxdooda sare ay ka baxeen degmadaasi. Afhayeenka Maamulka ay sameysteen garabkaan Mursal Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Kormeer Ku Sameeyay Xaafadaha Degmada Jowhar Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay kormeer ku sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Jowhar ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Dowladda Ay Fulisay Lixdii Tiir Ee Uu Ballan Qaaday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay fulisay Lixdii Tiir ee uu horay ugu ballan qaaday shacabka, taasi oo la xiriirta wax ka qabashada arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Maanta La Caleemo Saarayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta lagu wadaa in lagu caleemo saaro magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose. Waxaa magaalada Kismaayo ka soconaysa qaban qaabadii ugu dambeysay ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Kismaayo u Tagay Ka Qeybgalka Caleema Saarka Axmed Madoobe (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxaa maanta gaaray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa madaxweynaha Puntland iyo xubnaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Dowladda Iran Ku Eedeysay In ay Taageerayaan Ahlu-sunnada Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay dowladda Iran iyo taageero dhan walba leh ay siinayaan kooxda SUFA (Ahlu-sunna) ee gobalka Galgaduud, kuwaasi oo dhawaan dagaal la galay ciidamada Galmudug. Wasiirka warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Barakac Ka Billaabay Deegaanka Mareergur Ee Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Mareergur ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in shacabka halkaasi ku dhaqan ay billaabeen barakac baahsan, ka dib markii ay ka baqeen in lagu dul dagaallamo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Gadooday Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa gadood ka sameeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, ka dib markii ay saluugeen lacag mushaar ahaan loo siiyay. Ciidamadaan ayaa tiro ahaan waxa…