1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Isaga Baxay Deegaanka Saliini Ee Gobalka Shabellaha Hoose Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa inay faarujiyeen deegaanka Saliini ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo ku dhaw deegaanka Lambar 60. Xeradii ay ku sugnaayeen ciidamada AMISOM ee deegaanka Saliini…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Galmudug Iyo Wasirro Ka Mid Ah Xukuumadda Federaalka Oo Gaaray Ceelbuur Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in degmadaasi ay gaareen wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxaana ka mid ah wafdiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Ku Dhexmaray Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Takar ee gobalka Gedo, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhawac isugu jirta ay ka dhalatay. Ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dadkii Dhawaan Askarta AMISOM Ay Ku Dileen Marka Oo Fariin u Diray Dowladda Federaalka Ehlada dadkii dhawaan ciidamo ka mid ah AMISOM ay ku dileen magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose, ayaa dowladda Soomaaliya fariin u diray, ka dib markii ay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada AMISOM Oo Faarujiyay Degmada Kunturwaarey Ee Shabellaha Hoose Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii dambe ee shalay isaga baxeen degmada Kunturwaare ee Shabellaha Hoose, waxaana degmadaasi durba la wareegay ciidamada Xarakada Al-shabaab. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdiraxmaan Sabdow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha Lagu Raaco Diyaaradaha Ee Magaalada Baladweyne Waxaa hoos u dhac ballaaran laga daraamayaa qiimaha lagu raaco diyaaradaha ee magaalada Baladweyne, ka dib markii magaaladaasi ay ku bateen diyaaradaha shacabka qaada. Tartan ballaaran oo dhanka shirkadaha duulimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Buuloburde Oo Lagu Baaqay In Laga Dhigo Caasimadda Maamulka Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Maamulka degmada Buuloburde ee gobala Hiiraan ayaa ku baaqay in degmadaasi laga dhigo caasimadda maamulka loo sameynayo gobalada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdicasiis Duurow Cabdi oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Maalmo u Xirnaa Ciidamada Itoobiya Ee Degmada Ceelbuur Oo Lasii Daayay Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in lasii daayay dhalinyaro ku dhawaad 5 cisho u xirnaa ciidamada Itoobiya, kuwaasi oo laga soo xiray deegaanka Ceel-qooxle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Fartaag: Isbedallo Amni Iyo Mid Siyaasadeed Ayaan Ka Hirgelinnay Gedo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo safar shaqo ku joogay gobalka Gedo ku dhawaad Seddax Bil, ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Kismaayo Oo Looga Diyaar Garoobayo Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxaa ka soconaya diyaar garow ballaaran oo loogu jiro caleema saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, taasi oo la filayo inay dhacdo 12-ka…