1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Degmada Ceel-waaq Ee Gedo Oo Deeq Lacageed a Gaarsiiyay Hay’adda Samafalka wadaniga ee Life Line,fadhigeeduna uu yahay Gobolka Gedo ayaa deeq lacageed waxaa ay u qeybisey ku dhowaad ilaa 300 qoys oo ka mid ah Kumanaanka Qoys ee Barakacayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Ceelbuur Oo La Adkeeyay Iyo Mas’uuliyiin Ku Wajahan Degmadaasi Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa aad u adkeeyay amniga guud ee degmada Ceelbuur Gobalka Galgaduud, halkaasi oo la sheegayo inay ku wajahan yihiin mas’uuliyiin ka socota dowladda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh ”Soomaaliya Iyo Talyaaniga Dhinacyo Badan Ayay Iska Kaashan Karaan” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Carwada Caalamiga ah ee ganacsiga iyo maalgashiga ee ka dhacaysa magaalada Milano ee dalka Talyaaniga. Madaxweynaha ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mataan “Xildhibaanada Mooshinka Wada Ayaa u Baahan In Iyaga Lala Xisaabtamo” Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee kasoo horjeeda mooshinka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News, waxa uu kaga hadlay arrimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Ka Hadlay Sababta Ay Uga Baxeen Deegaanno Ka Mid Ah Gobalkaasi Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan gobalka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay sababta ay uga baxeen deegaanno ka mid ah gobalkaasi, iyaga iyo ciidamada Itoobiya. Korneel Khaliif Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo State: Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Xoogga Dalka Waa Nin Wax Qabad Lagu Yaqaano Maamulka khaatumo State ayaa u hambalyeeyay taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaasi oo shalay oo khamiis ahayd ay magacaabeen golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Maxamuud Cali Faarax oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Arrinsanayo Maamulka Loo Sameynayo Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Oo Ka Soconaya Baladweyne Magaalada Baladweyne waxaa maalmihii dambe ku sii qulqulayay xildhibaanno iyo masuuliyiin kale oo gobalka Hiiraan kasoo jeeda, kuwaas oo ka qeyb galaya shirarka looga tashanayo qabsoomidda shirweynaha maamul u sameynta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyihii Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Indho Qarshe Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Xilka Laga Qaaday Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo…
5 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil “Aniga Iyo Guddoonka Baarlamaanka Waa Naloo Hanjabay” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha keenay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka hadlay halka uu marayo mooshinkooda iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka Oo Tababartay Cutub Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka (Sawirro) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta tababar u soo xirey Cutubkii labaad ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya oo laylis ciidan ah loona tabobarayay Ciidanka Qaranka Soomaaliya,…