Guddoomiyaha Qoryooley “Go’doon Ayaan Ku Jirnaa, Hadii Aan Degdeg Naloogu Dhisin Buundada” Sheeko:Dalka Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, Maxamed Xaaji ayaa sheegay in degmada ay go’doon tahay ka dib markii shalay Al-shabaab ay qarxiyeen Buudada degmadaasi. Waxa uu sheegay in aanay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Janaale Oo Shalay Lagu Dagaallamay Xaaladda guud ee deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa saaka deggan, xilli duleedka deegaankaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo kuwa AMISOM. Meelo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socday IGAD Oo Gaaray Magaalada Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay waxaa maanta gaaray wufuud ka socotay urur gobaleedka IGAD, iyaga oo lagu soo dhaweeyay magaaladaasi. Wafdigaan waxaa ka mid ahaa u qaabilsanaha Ururka IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta Ee Shalay Baarlamaanka Ansixiyay Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sharciga shaqaalaha Ajaaniibta ah ee ka howlgalada dalka, kaasi oo shalay ay ansixiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Dumisay Buundooyinka Qoryooley Iyo Janaale Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley iyo deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Xarakada Al-shabaab ay dumiyeen Buundooyinkii halkaasi ku yaallay. Gaari Dameer la sheegay in lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Billaabay Magaalada Garoowe Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa howlgallo amniga lagu sugayo waxa ay ka billaabeen guud ahaan magaalada Garoowe. Cabdullaahi Ciise Aw-Axmed oo ah gudoomiyaha gobalka Nugaal ayaa isaga oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dalbaday In Baladweyne Lagu Qabto Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa kulan ay isugu yimaadeen magaaladaasi, waxa ay ku dalbadeen in shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukunno Kala Duwan Riday Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukunno kala duwan ku riday Afar qof oo horay loo soo xukumay balse Racfaan ka qaatay. Gudoomiyaha maxkamadda sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Al-shabaab Ay Ku Qaadeen Saldhiga AMISOM Ee Janaale Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saaka saldhigga ciidamada AMISOM ee deegaanka Janaale, Shabellaha Hoose. Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News ka heshay dagaalkaasi waxa ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Galgaduud Nabadoon Cali Faarax Kheyre oo la soo xiriiray Goobjoog FM wuxuu sheegay in Afar Qof ay ciidanka Itoobiya ku dileen deegaanka Ceel Qooxle oo u dhow Degmada Ceelbuur ee gobalka…