1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Wada Degmada Afgooye Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxa ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ka dib markii falal amni darri ah ay degmada kusoo bateen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Naafada Ah Ee Ku Nool Magaalada Gaalkacyo Oo Cabanaya Dadka naafadda ah ee ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa cabasho ballaaran ka qaba xaalad adag oo dhan nolosha ah. Qaar ka mid ah Naafadaan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafkii Dhanka Maamulka Ee Degmada Baardheere Oo Laga Heshiiyay Odayaasha dhaqanka gobalka Gedo, gaar ahaan kuwa ku sugan degmada Baardheere ayaa ku guuleystay inay xaliyaan khilaaf dhanka maamulka ah, kaasi oo ka taagnaa degmada Baardheere ee gobalka Gedo. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Qabtay Rag Dhac u Geysan Jiray Dadka Shacabka Ah Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen wadada isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo deegaanka Gellinsoor ee gobalka Mudug, waxay kusoo qabteen rag ay sheegeen in dhibaato ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo La Dhaliilay Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa dhaliilay maamulka Galmudug ee Madaxweynaha uu ka yahay Cabdikariin Xuseen Guuleed. Waxa ay sheegeen xubnahaan kulanka ku yeeshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Jubbaland Oo Isku Afgartay Dib u Eegis Lagu Sameeyo Baarlamaanka Maamulkaasi Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maalintii shalay ahayd waxa uu safar ku tagay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha kulamo la yeeshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Shaqo Abuur Ay u Sameyso Dhalinyarada Si Tahriibka Loo Joojiyo Qaar ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay maanta ka dhiibteen sida ugu haboon ee lagu joojin karo Tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed, ee qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow “Shabaabkii Laga Saaray Degmooyinka Hiiraan, Baladweyne Ayeey Kusoo Qulqulayaan” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maalintii shalay ahayd gaaray magaalada Baladweyne ayaa sheegay in magaaladaasi ay ku qulqulayaan rag ka mid ah Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanada Mudug Oo Ka Digay Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Mid ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan gobalka Mudug ayaa ka digay mooshinka laga keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud. Aqoonyahan Maxamuud Faarax Cartan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Isbedal Amni Oo Degdeg Ah Ayaa Ka Dhici Doona Marka” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in maamulkiisa uu wado qorshe ballaaran oo lagu soo celinayo ammaanka magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose. Waxa uu sheegay…