2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Beeniyay Inay Ku Guul Dareesteen Wax Ka Qabashada Amniga Degmadaasi Maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Baay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay hadal dhawaan kasoo baxay qaar ka mid ah waxgaradka degmadaasi, taasi oo ku aadan in maamulkaasi uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Galmudug Oo Laga Wacyigelinayo Tahriibka Wasaaradda dhalinyarada maamulka Galmudug ayaa sheegtay in ay wado dadaal ballaaran oo lagu doonayo in dhalinyarada looga wacyigeliyo tahriibka. Wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Saadaq Daahir Mire oo u waramay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mataan “Waxaan Si Cad u Diidannahay Mooshinka Aan Sharciga Waafaqsaneyn Ee Laga Keenay Madaxweynaha” Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan xubno shalay gudbiyay soo jeedinta laalista mooshin laga gudbiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo Weeraray Saldhigga AMISOM Ee Janaale Wararka naga soo gaaraya deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Al-shabaab ay weerar Ismiidaamin iyo dagaal toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Soo Xiray Kulan Looga Hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka Dalka (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee maamulada gobolada iyo degmooyinka dalka,…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Maanta Meel Mariyay Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta Kulan maanta ay isugu yimaadeen xildhibaananada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu meel mariyay Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajaaniibta oo horay usoo gudbisay wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha. Kulanka xildhibaanada baarlamaanka waxaa shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waraabe Weeraray Wiil 15-sano Jir Ah Oo Ku Sugnaa Deegaan Ka Mid Ah Somaliland Wararka ka imaanaya deegaanka Mandheera ee gobalka Saaxil ayaa waxay sheegayaan in Waraabe uu weeraray wiil 15-sano Jir ah, kaasi oo la sheegay in uu baadi goob ugu jiray Ari…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Ay Korortay Tirada Dadka Ku Sugan Xaaladda Cunto La’aanta Ee Soomaaliya Natiijooyinkii Daraaseynta haqab beelka cuntada iyo naqafaqada Soomaaliya oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho ayaa muujinaya in xaaladda Bini’aadannimo ee dalka weli tahay mid adag, marka loo eego sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Ku Dagaallamay Gobalka Shabellaha Dhexe Oo La Heshiisiiyay Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in heshiis uu kala dhex dhigo beello walaalo ah oo ku dagaallamay duleedka degmada Warsheekh ee gobalkaasi. Mas’uuliyiin isugu jirta gudoomiyeyaal gobal, Xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Seddax Qof Oo Lagu Arkay Deegaanka Ceelasha Biyaha Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay Meydadka Seddax qof oo illaa iyo haatan aan la ogeyn waxa ay yihiin.…