U bood dhigaalka

Derbiga Warta Nabadda Ee Jeenyo Iyo Banaadir, Billow Ilaa Dhammaad, Yaase Seegidoono Final-ka?

Sheeko:Dalka

Waxaa maanta lasoo geba gebeendoonaa Tartanka xiisaha badan ee Janeraal Daa’uud 2016, xili uu Fiinaalka yahay kii ugu adkaa shantii sano ee lasoo dhaafay.

Gabagabada  koobka   Jeneraal Daa’uud waxaa iskaga hor imaandoo kooxaha kawada dhisan bartamaha degamda Warta Nabbada ee kala ah Jeenyo iyo Banaadir SC oo iyaga kuwada jiray Group-D waxaana ku wehliyay kooxaha Gaadiidka iyo Gantaalaha Afgooye.

Baandir SC iyo Jeenyo ayaa 30-September 2016 wada ciyaaray kulankoodii ugu horeeyay ee heerka Group-yada Janeraa Daa’uud,xili wiilasha Jeenyo ay 1-0 ku garaaceyn dhigooda Banaadir SC waxaana gool laad toos aha ama (Free Kick) ka Dhaliyay Gool haye reer Kenya Thomas Xasan Cabdi Nuur Geesay Xasaasi.

  • Jeenyo ayaa hal kulan oo qasaaro la kulantay shantii kulan ee ugu dambeeyay ee Janeeraal Daa’uud waxayna qasaarada kala kulantaya kooxda Gadiidka ciyaar ku dhamaatay 2-1.
  • Banaadir SC iyadana dhankeeda hal kulan oo qasaaro la kulantay tan iyo shantii kulan ugu dambeeyay ay Janeraal Daa’uud waxayna qasaaradaas kala kulantay kooxda ay Fiinaalka wada ciyaarayaan ee Jeenyo.
  • Hogaamiyaasha labada koox ee kala aha Salaad Faarax Xasan iyo Xuseen Mblangu tan xagiigii 2015 waxaa guulo badan Macalin Reerka Ugand oo saddex mar garaacay Macalin Salaad,halka Macalin Salaad isagana uu hal maq oo qura ka badiyay tan iyo markii xilka macalinimo qabtay Macalinka reerka Uganda.

Maxaaa Cusub Labada Koox

Jeenyo

Kooxda Kubbada cagta Jeenyo waxaa Fiinaalka kaga maqan xidigo badan kuwaas oo xirafadooda aad u jecelyihiin jamaaheerta Naadiga.

C/qaadir Muqtaar Shariif-(Niinje)-Dibadda.

Yaxye C/Rashiid Muuse-Dibadda.

C/llahi Ciise Maxamuud-(Joon)- Dibadda.

Aadan Ahmed Sheikh (Gabyow)-Dalka

C/qaadir C/Raxmaan Macalin Daandii-Jaale

Maxamed Nuur Shaarkey-Jaale

Daa’uud Abdullahi Tubaal-Jaale

Banaadir SC

Kooxda difaacanaysa Horyaalka Somaaliya 2015-2016 ee Banaadir SC waxaa iyadan ka maqan xidigo badan oo ay ka midyihiin.

C/Risaaq Maxamed Cali-(Cabdiyow)-Dibadda.

Gacal Faarax Cali-Dhaawac

Marcelo Odhaimbo-Jaale

Ka hor Kulanka falaqeeyaha Goobjoog Sport Maxamed Xuseen Qalinle ayaa shax isku dhaf ka sameeyay Kulanka Derbi Warta Nabbadda.

Shax Isku Dhaf Ah Oo Ku Aadan Jeenyo VS Banaadir SC

Gool Haye:-Mustaf Maxamed Yuusuf

Daafacyada:-Cabdi Nasir Yusuf Axmed-(Hargaandi), Ciise C/qaadir Ibraahim, Axmed Tahliil Cali, Baazi Maxamed Baana.

Qadka Dhexe:-Kafunyo Imam, C/Casiis Maxamed Cali, Mustapha Maxwell,

Weerarka:-Maxamed Cabdi Nuur-(Mayman), Feysal Xasan Xaashi, Daadir Amiin Cali – (Daa’daa)

Heerka Group-yada 2016 Iyo Jeenyo

30-09-2016-Jeenyo FC    1:0-Banadir S.C

13-10-2016-Gaadiidka    2:1-Jeenyo FC

21-10-2016-Jeenyo FC    4:1-Gantaalaha Afgooye

      Wareega 8- Iyo Natiijada Jeenyo

23-10-2016Rajo FC 2:6 Jeenyo FC

   Wareega Afar Dhamaadka Iyo Banaadir SC

 Heerka Group-yada 2016 Iyo Banaadir SC

30-09-2016-Jeenyo FC     1:0-Banadir S.C

21-10-2016-Gaadiidka     0:1-Banadir S.C

17-10-2016-Banadir SC    7:0-Gantaalaha Afgooye

      Wareega 8- Iyo Natiijada Jeenyo

24-10-2016-Banadir SC 5:0Midnimo

   Wareega Afar Dhamaadka Iyo Banaadir SC

27/10/2016-Heegan S.C 1:1Banadir S.C-(Penalty Kick 4-3 on Banaadir SC)

 Halka Ka EEG Is Araga Tartamada 2012-2016

30/10/2012      Jeenyo FC       1: 0      Banadir S.C

16/07/2012      Banadir S.C    1: 1      Jeenyo FC

17/01/2014      Banadir S.C    1: 1      Jeenyo FC

21/03/2014      Jeenyo FC       1: 1      Banadir S.C

04/03/2015      Banadir S.C    0: 3      Jeenyo FC

01/06/2015      Jeenyo FC       1: 2      Banadir S.C

22/01/2016      Banadir S.C    2 : 0     Jeenyo FC

08/04/2016      Jeenyo FC       2: 3      Banadir S.C

Ogeysiiska Kulanka

Tartanka:-Janeraal Daa’uud 2016

Kooxaha:-Jeenyo VS Banaadir SC

Magaca Kulanka:-Derby Wart-Nabbadda

Tariikhda:-30-10-2016

Bisha:-October

Maalinta:-Axada

Saacada:-3:00pm

Qiimaha Kulanka:-20 Shilling Somali

Cimilimadda Xiliga Ciyaarta: – 25°

Garoonka:-Banaadir Stadium

Maxamed Xuseen Qaline