Guddoomiyaha Dallada PUNSAA “Maqaamka Muqdisho Waxaa Xaq U Leh Dadka Daga”
Sheeko:War

Guddoomiyaha Dallada PUNSAA Feysal Axmed Warsame ayaa sheegay in maqaamka caasimada Mqudisho ay tahay in loo daayo dadka degan Gobolka Banaadir