Hormuud Telecom Oo War Kasoo Saartay Bur-burintii Ciidanka Kenya Ee Xaruntooda Ee Deegaanka Cali Bulley
Sheeko:Dalka
Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay bur-burintii ay ciidanka Kenya kula dhaqaaqeen xarun shirkaddan ku lahayd deegaanka Cali Bulley ee gobolka Jubbada Hoose.
Waxa ay shirkaddu sheegtay in ciidanka Kenya ay markii Lixaad bur-buriyeen xarun ay leedahay shirkadda Hormuud, lana burburiyey dhismayaasha xarumahan iyo dhammaan qalabkii yaallay.
Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka: