U bood dhigaalka

iPhone oo soo saartay todobaadkan  ilaa 9 adeeg oo cusub

Abriil 16, 2016

 Adeegyadan oo ka mid ah waxyaabaha ay jecelyihiin dhalinyarada ayaa in badan soo jiitay dadka adeegsada Mobillada loo yaqaano iPhone.

Adeeggan waxaa heli doona dadka adeegsada: Apple iPhone 6s, Apple iPhone 6s Plus, iPhone 4s, Apple iPhone 5, Apple iPhone 5s, Apple iPhone 6 iyo Apple iPhone 6 Plus

 Live Photos: Adeeggan oo la sheegayo in uu yahay 1.99 waxaa loo adeegsan karaan in sawirrada aya vedio ahaan noqdaan.

Cloud Hub: adeeggan Cloud Hub waxaa keydinayaa  documentiyada iyo file, waana adeeg aad u xiiso badan qiimaha waa 0.99

Nanotech Notes: Adeeggan oo qiimahiis lagu sheegay 2.99 waxaa uu fursad kuu siinayaa in aad sawiro afkaarta maskaxdaada ku jirto.

Hue Widget: oo qiimahahiisa uu yahay 1.99, waxaa uu adeegan fursad kuu siinayaa in aad Conrosho iftiinta guriga.

Wonderoom: qiimahiisa waa 0.99  waxaa loo adeegsadaa jarjaridda sawirka iyo wixii la mid ah.

AnyScan converts : Qiimaha waa 0.99 waxaana loo adeegsadaa in la Scan gareeyo wax walbo oo Mobilka ku jira.

Weather Now: qiimaha 3.99 waxaad ku ogaan kartaa cimilada 48 saac ee soo socota.

Tank Super Wars: waa game qiimahhiisa uu yahay 9.99, waxaa uu fursad kuu siinayaa in uu ku dhexgeeyo 90-naadkii.

IQ Test Pro: oo ah adeeg qiimahhiisu yahay 1.99 waxaa ku jira 39 su’aal oo aad ku tijaabin karto shaqada maskaxda iyo in aad aqoon leedahay.