Jubbaland: Guddiga Xulista Ergooyinka Lix Kursi Oo La Shaaciyay
Sheeko:Arrimaha Amniga

Guddiga hirgelinta doorashada dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa shaaciyay xubnaha guddiyada xulista ergooyinka lix kursi oo ka mid ah 43 kursi ee golaha shacabka Jubbaland ku leedahay.
Kuraasta guddiyada ergooyinkooda la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah HOP#82, HOP#108, HOP#113, HOP#134, HOP#203 iyo HOP#207.