U bood dhigaalka

Liiska Iyo Magacyada Xildhibaannada Labada Aqal ee Puntland

Sheeko:Dalka

Waxaa Magaalada Garoowe Lagu Soo Gabagabeeyay Doorashada Aqalka Hoose ee beelaha Puntland, dhammaan xubnihii labada aqal waa la dhameystiray maamulkaasi.

Haweenka: Puntland, Aqalka hoose waxaa ay doorteen 7 Haween ah, waa maamulka ugu yar kootada xagga haweenka, Aqalka sare sidoo kale waxaa ay Haween-ka Puntland heleen 3 kursi.

Hadaba Halkan ka akhriso Magacyada Xildhibaannada Aqalka Hoose Ee Puntland:

  1. Cali Yuusuf Cali.
  2. Cumar ismacil Waaberi .
  3. Cilmi Cumar Diini .
  4. Axmed Ismaciil Xaaji .
  5. Maxamud Xayir ibraahim.
  6. Cabdinasir Saciid Muuse .
  7. Cabdirashid Maxamed Xasan .
  8. Cabdi Caziz Maxamed Maxamud.
  9. Cabdulahi Bile Nur .
  10. Burhaan Aden Cumar .
  11. Jaabir Maxamud Cabdulle.
  12. Zakiye Maxamud Xaaji Cabdi .
  13. Saciid Xuseen Ciid
  14. Saciido Maxamed Xasan
  15. Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe
  16. Cali Axmed Jama Jengeli
  17. Cabdi Maxamuud Maxamed
  18. Daa’uud Maxamed Cumar
  19. Faysal Cabdulle Guuleed
  20. Sacdiyo Salaad Samatar
  21. Cabdirashid Daahir Gaboobe
  22. Maxamed Cabdikaafi Maxamed
  23. Cabdiulahi Bidhaan Warsame
  24. Sharma’arke Garaad Salmeyman
  25. Sadak Xersi Warfaa
  26. Xaawo Yusuf Axmed
  27. Saleybaan Maxamud Xaashi
  28. Maxamud Axmed Ciise Maas
  29. Axmed Ismaciil Shabeel
  30. Canab Xasan Elmi
  31. Axmed Maxamed Axmed Dubeys
  32. Deeqo siciid xasan
  33. Ikraam Yuusuf Xirsi
  34. Muse Maxamed Ismael
  35. Dhahar Cali faarax
  36. Maxamed Xaaji Geelle
  37. Daahir Maxamed Muse

Magacyada  Aqal Sare Ee Puntland

Shukri Aden Maxamed

Hodan Maxamud Cusmaan

Cumar Cabdirashid Sharma’arke

Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud(Faroolle)

Cabdirisaq Xasan Cismaan Jurille

Farxaan Cali Xuseen

Cabdisalaam Xaaji Maxamud

Mahad Sheekh Nuur

Bootaan Barre Bootaan

Maxamud Axmed Maxamud

Saciido Xasan Cusmaan

Akhriso: Xildhibaannada labada aqal ee Galmudug

W/Q:  Abdi Aziz Ahmed Gurbiye