Maalinta Koowaad Ee Ciidul Fidriga Oo Loo Dabaaldegayo

Maanta oo Arbaco ah waxay ku beegan tahay maalinta Koowaad ee ciidul fidriga iyadoo guud ahaan caalamka looga dabaaldegayo maalintaan.

Muslimiinta ayaa soomanaa muddo 30 maalin ah, waxaana maanta ay tahay maalin farxadeed oo loo dabaaldegayo.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa si isku mid ah maanta u ciidaya, waxaana magaalooyinka waaweyn ee dalka laga dareemayaa farxadda ciidda.

Magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka waxaa laga dareemayaa mashquul aad ah kana duwan maalmaha kale, waxaana la arkayaa dadka oo isku hambalyeeynaya.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW