Diyaarad Sidday Soomaali Ku Xayirnayd Turkiga oo Muqdisho Soo Gaartay Sheeko:Dalka Waxaa xalay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde soo caga dhigatay diyaarad sidday muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ku xayirnaa dalka Turkiga ka dib saameyntii ka dhalatay xanuunka COVID-19. Muwaadiniinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Wasaaradda caafimaadka dowladda Jabuuti ayaa waxa ay shaacisay kiisas cusub oo hor leh islamarkaana la xiriira caabuqa Coronavirus oo dalkaasi uu si darran u saameeyay. Wasaaradda caafimaadka ayaa xaqiijisay kiisas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Markale Wax Ka Badashay Bandowga Saaran Magaalada Muqdisho Shir jaraa’id oo goor dhow ay aqalka dowladda hoose ee Xamar si wadajir ah ugu qabteen guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Filish iyo taliyaha booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Hormuud Foundation Oo Maanta Ku Dhawaaqday In Ay Qeyb Ka Tahay Dagaalka Lagula Jiro Cudurka Covid19 Kuna Dhawaaqday Caawinaada 20,000 Qoys Danyar Ah Oo Ku Nool Muqdisho Xubno ka tirsan Hay;adda Hormuud Foundation ayaa shirkan jaraa’id ku Qabtay Xarunta Hay’ada ee Magaalada Muqdisho waxay kaga war bixiyeen Dadaalada tooska ah oo ay kaga qeybqaadanayaan dhibaatada Caalamka Gaadhay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Odowaa oo Bogaadiyay Golaha Wasiirda Cusub ee Galmudug Xildhibaan Abdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa hambalyo iyo bogaadin waxa uu u diray golaha wasiirada cusub ee maamulka Galmudug oo ay ka mid noqdeen xildhibaano caan ah. Odowaa ayaa tilmaamay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Fiqi: Lama Huraan Waa Halkii Laga Yimid Iyo Galmudug Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u magacaabay wasiirka amniga ee maamulkaasi ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu uga hadlayo magacaabistiisa. Fiqi ayaa waxaa uu bulsha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saabir Shuuriye: Waxaan Go’aan Sannay inaan Lixaadkeenna isugu Geyno Hormarka Dadka iyo Deegaanka Galmudug Xildhibaaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadlay in wasiir looga magacaabay maamulka Galmudug isaga oo arrinkaasi si weyn u soo dhoweeyay. Saabir Shuuriye ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo War Ka Soo Saartay Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda Cabsi Laga Qabo COVID-19 Dartii Wasaaradda Awqaafka iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay amarro ku aadan sida bulshadu ay u oogayaan salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda,inta lagu guda jirow xiliyada Bandowga.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo shaacisay in Berri ay Tahay Maalinta Koowaad Ee Bisha Ramadaan Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, bulshada kuwaaada wax heysatana looga baahanyahay inay is caawiyaan. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Karaantiishay Shaqsiyaad Looga Shakiyay Xanuunka COVID-19 Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee maamulka Puntland ayaa waxa aay shaaciyen inay karaantiil ku sameeyeen shaqsiyaad looga shakiyay inay qabaan caabuqa safmarka ah ee COVID-19 oo deegaannada Puntland laga…