1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ku soo Dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka qaybgeli doona Shirka Dalalka Jiidda Hore ee uu Madaxweyne Xasan ku martiqaaday hoggaamiyeyaasha gobolka.