Puntland iyo Hey’adaha Caalamiga oo Ka Shiray Wax Ka Qabashada Abaaraha Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howlgala Puntland, xilli ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe oo Booqday Xeryaha Barakacayaasha Dhoobley Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa maanta kormeeray xaafadda Danwadaagta ee degmada Dhoobley halkaas oo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah, xilli ay intooda badan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland iyo Hey’adaha Gargaarka oo Wadahadlay Arrimaha Abaaraha Madaxweyne kuxigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa wuxuu Kulan laqaatay masuuliyiinta Hay’adda Gift of the Givers, isagoo kala hadlay sidii wax loogu qaban lahaa dad ay Abaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Arrimaha Abaaraha oo Booqday Barakayaasha Doolow Ergayga gaar ah ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka u qaabilsan arrimaha Abaaraha iyo gurmadka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo gaaray maanta gaaray magaalada Dooloow ee gobolka Gedo ayaa booqday xeryaha dadka abaarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo IOM oo Kawada Hadlay Soo Celinta Qoxootiga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada Kismaayo wuxuu ku qaabilay madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM ee Soomaaliya Frantz celestin . Kulanka ayaa lagaga hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbland oo Soo Gabagabaysay Kuraasta Deegaan Doorashada Labaad Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa maanta Jubbaland ay kusoo gabagabaysay doorashada 16-ka kursi ee gobolka Gedo, kuwaas oo maalintii shalay la gudo galay doorashadeed,iyadoo maanta la dooray 5…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Abaartu Ku Saameysay Deegannada Jubbaland oo Gurmad Gaaray Dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa maanta deegannada Jubbaland waxaa ay ka bilowday qabinta deeq Raashin ah, taas oo ka faaiidaysanayaan ku dhowaad 10,000 oo qoys oo ku dhaqan deegaannada dowlad goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Gobolka Gedo Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa lasoo warinayaa in dad Gaajo iyo Haraad ay ugu geeriyoodeen gudaha degmadaas, waxaana ilaa iyo hadda la sheegay geerida 5…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dardargalinta Gurmadka Abaaraha oo Laga Shiray Ra’iisulwasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay maanta shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha, waxaana diiradda lagu saaray dardargelinta gurmadka la samaynayo. Guddiga gurmadka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Rooble oo Kulamo Ka Wada Kismaayo, Kana Qeyb galay Shirka Wasiirada ee Jubbaland Xilli RW Rooble uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxa uu kulmo siyaasadeed la qaatay siyaasiyiin ka soo jeedda Gobalka Gedo isagoona kala hadlay arrin la…