1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ujeedo: Bayaan Rasmi ah ee Jabsashada Barta Goobjoog News ee (X)Twitter Macaamiisha iyo dadweynaha qiimaha badan ee ku xiran Goobjoog News, maamulka iyo tifaftirka guud ee warbaahinta Goobjoog Media Group waxaa uu idiinla socodsiinayaa dhambaal la xiriira khatar lasoo daristay akoonka barta X Twitter ee GOOBJOOG NEWS.