U bood dhigaalka

Moroco Oo Ku Baaqday In Lala Dagaallamo Ka Ganacsiga Dadka

Sheeko:Dalka

Wasiirka arrimaha dibadda Moroco Nasser Bourita ayaa ku baaqay in la iska kaashado arrimaha socdaalka iyo sidii loola dagaallami lahaa shabakadaha dadka ka ganacsada isaga oo tilmaamay in ay muhiim tahay in la ilaaliyo xaduudaha.

Nasser Bourita waxaa uu itaas ku daran in tirada Muhaajiriinta Afrikanka ah kuna lool dunida in ay gaareyso 14% taasi oo uu ku tilmaamay in ay tahay mustawe sarreeya.

Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay Madasha Yurub iyo Afrika oo ooga hadlo arrimaha la xiriira Socdaalka iyo horumarinta.

Goobjoog News