U bood dhigaalka

Natiijada Doorashada Aqalka Sare ee Jubbaland

Sheeko:Dalka

Doorashada Aqalka sare ayaa ka dhacday Jubbaland, doorashada waxaa ku tartamay ilaa 17 qof waxaa hoolka ku sugan 66 Xildhibaan oo Jubbaland, doorashadan waxaana laga rabaa in ay ka soo baxdo 8 qof oo Jubbaland u matali doonta aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Tartamayaasha:

Kursiga Kobaad: codbixin kadib natiijada waxaa ay noqotay Xasan Faarax Xujaale 40 waxaa uu ka adkaaday Cabdi Maxamed Tarax 23

Kursiga Labaad: codbixin kadib natiijada waxaa ay noqotay  Axmed Xaashi 40 ayaa waxaa uu ka adkaaday  Prof: Maxamed Cabdi Gaani 26

Kursiga Sedexaad: codbixin kadib natiijada waxaa ay noqotay  Cabdilahi Sheekh Ismaaciil 55 waxaa uu ka adkaaday Zeynab Cabdi Samaw 11,

Kursiga Afraad: codbixin kadib natiijada waxaa ay noqotay  Aden Maxamed Jaamac, Cabdi Barre Ibrahim 19, Mowlid Xuseen Guhaad 46, ninka dambe ayaa ku guuleystay

Kursiga Shanaad:  codbixin kadib natiijada waxaa ay noqotay  Aden Axmed Maxamed 18, Axmed M. Cumar Axmed 48

Kursiga Lixaad:  codbixin kadib natiijada waxaa ay noqotay  Muslimo Abdiraxmaan 0 Axmed Cabdi  Xafid Maxamud 66

Kursiga Todobaad: codbixin kadib natiijada waxaa ay noqotay  Iftin  Xasan Mursal , Nuur Salaad Cabdulahi, wareegga hore waxaa ay heleen mid 33 cod

Kursiga sedeedaad:  codbixinta kadib, natiijada waxaa ay noqotay Faadumo Xasan Aden 42 Waris Cabdi 25, gabdha hore ayaa ku soo baxday.