Puntland oo War Murtiyeed Kasoo Saartay Sababta Ka Maqnaanshiyaheeda Shirka Hiigsiga Cusub
Sheeko:Dalka
Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay war saxaafadeed 6 bog ka kooban oo ay kaga hadlayso sababta ay oga qeybgali weysey shirka hiigsiga cusub, iyada oo faahfaahisey dhamaan waxyaabaha ay ka tabanayso dowladda federaalka