Muxuu Ku Saabsan Yahay Shirka Kismaayo Uga Furmay Laamaha Cadaaladda Dalka? Waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, ahna magaala madaxda ku meel gaarka ah ee dowladda Jubbaland ka socda shirweyne kulmiyay wasiirrada caddaaladda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. 1 daqiiqo
2 daqiiqo Garsoorka Dalka oo Hormar Baaxad Leh Ku Tallaabsaday Labadii Sano uu Xukunka Joogay Madaxweyne Xasan Sheekh Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa hormar baaxad leh ku tillaabsaday guud ahaan hay’adaha kala duwan ee Qaranka, waxaana waxqabad dhab ah laga dareemay.
2 daqiiqo Shirweynaha 6-aad ee Garsoorka Dalka oo Muqdisho Ka Furmay Ku simaaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha golaha shacabka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta furay shir-weynaha 6-aad ee garsoorka dalka, kaas oo looga hadlayo ciribtirka.