Internetka oo Dalalka Afrika Saacado Ka Maqnaa iyo Mar kale oo Laga Cabsi Qabo in uu Hawada Ka Baxo Galitaanka Internetka ee wadamo badan oo Bariga Afrika ah ayaa hakad galay maalintii Axadda sababo la xiriira fiilooyinka badda hoostooda oo burburay, sida laga soo xigtay mareegaha la socda xogta Internerka. 1 daqiiqo
2 daqiiqo Maxaa Lagu Xaliyay Dacwaddii Fanaaniinta Caan ah ay Ka Gudbiyeen Shirkadda TikTok? TikTok oo xal u heshay dacwad ay kusoo oogeen fanaaniinta dunida ugu caansan Shirkadda TikTok ayaa malaayiin heeso ah ku soo celin doonta masraxa ka dib markii ay xalisay khilaaf kala dhexeeyay Kooxda Muusigga.
1 daqiiqo Shaqaalaha Google oo Cabasho Ka Muujiyay Heshiiska Dhowaan Shirkaddu La Gashay Israel Koox kamid ah shaqaalaha Google-ka ayaa Isniintii Cabasho u gudbiyay Guddiga Xariirka Shaqaalaha Qaranka ee Maraykanka, taas oo ku saabsan wax ay ku tilmaameen eryid sharci-darro ah oo lagula kacay 50 shaqaalaha kamida.
2 daqiiqo Waa Maxay Sababta Dalalka laga Mamnuucay WhatsApp Wali looga isticmaalo? Tobanaan milyan oo dad ah ayaa isticmaalaya habab farsamo si ay si qarsoodi ah u galaan WhatsApp-ka dalalka laga mamnuucay sida uu warbaahinta u sheegay madaxa qeybta farriimaha ee Shirkadda.