1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Maxay Sababta Uu u Baaqday Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka? Waxaa maanta lagu ballansanaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay xaruntooda magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa ee Kalfadhiga Shanaad. Guddoonka golaha shacabka ayaa shaaciyey in…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Farmaajo Oo Furay Kalfadhiga 5aad Ee Golaha Shacabka, Kana Hadlay Arrimo Badan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga 5-aad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta guddoomiyay Shirka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BFS waxaana Kulanka ka qeyb galay gudddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Qeybdiid “Hala Joojiyo Dagallada Xeraale Iyo Cadalle” Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo dagaallada ka socda deegaanka Xeraale, Galgaduud iyo sidoo kale deegaannada hoostaga degmada Cadalle ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Geelle Oo Khudbad u Jeedinaya Xildhibaannada BFS Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah ku yeelanay maanta dugsiga tababarka Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, sida lagu wargeliyey mudanayaashan. Ulajeedka kulankan ayaa ah khudbad uu madaxweynaha Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil “Madaxweynaha Waxa Uu Muujiyey Niyad Wanaagga Soomaaliya” (Dhageyso) Waxaa saacadihii ugu dambeeyey jirtay hadalhayn badan oo ku aaddan safarkii uu madaxweyne Farmaajo xalay ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda qaarkood waxay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Iyo Guddoonada Baarlamaannada Carabta Oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Dalka Jordan ayaa xalay ka qeyb galay Kulan ay yeesheen Guddoomiyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaan Sakariye “Dowladda Ha Qaadato Go’aan Xanuunjiya Kenya” Guddoomiyaha xisbiga Garsoor, xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo u warammay Goobjoog ayaa ka hadlay arrimaha ku aaddan xiisadda Soomaaliya iyo Kenya. Waxa uu ugu horreyn soo dhoweeyey go’aankii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Aqalka Sare Ah Oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Dhibaato Ay Ciidanka Kenya Ka Wadaan Jubbaland mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dowladda federaalka ah usoo jeediyay in aan lagu fiirsan ciidanka Kenya dhibaatada ay ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaannada Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Faroole Oo Ku Baaqay In Dib Loo Furo Wadahadalladii DFS Iyo Somaliland (Dhageyso) Senator C/raxmaan Faroole oo ka mid ah aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dib loo furo wadahadalladii dowladda federaalka iyo sidoo kale Somaliland. Waxa uu sheegay Senator Faroole…