1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay kulan ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Sida ay Goobjoog News heshay,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka NISA: Xildhibaan Golaha Shacabka Ayaa Ku Lug Leh Shabakad Lacag Dhaqid Ah Oo La Qabtay Hey’adda sirdoonka Soomaaliya(NISA) ayaa qoraal ay xalay soo saartay ku sheegtay inay qabteen shabakad ku guda jirtay fal-danbiyeedka lacag dhiqida iyo samaynta Dollar been abuur ah. Qoraal kooban oo bartooda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deg-deg: Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamuud Xayir Oo Raalli-geliyey Shacabka “May-ga”. Maanta kulanka golaha shacabka waxaa soo xaadiray 156 Xildhibaan, ajendaha wauxuu ahaa xisaab xirka dowladda ee sanadkii 2017. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa ugu horeyntii Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulan Dhex Maray Mas’uuliyiinta Aqalka Sare Iyo Wakiilka Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi, Ku xigeenkiisa 1aad mudane Abshir Maxamed Axmed, habdhowraha guud ee golaha iyo Senatarro kale ayaa maanta xarunta aqalka kula kulmay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Jamaal Maxamed Xasan Oo Noqday Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa ku dhawaaqay in wasiirka wasaaradda qorsheynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan uu noqday xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarkamaanka federaalka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Kursi Ka Bannaan Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhacaysa Garoowe Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ay ka dhacdo doorashada kursi ka bannaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kursigaan doorashadiisu maanta ay…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Muxuu Ka Hadlay Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka? Waxaa maanta Muqdisho lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka, waa xisbi qaran oo ay ku bahoobeen in ka badan 80 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Daahfurka “UPD” Oo Ah Xisbi Ay Ku Bahoobeen Siyaasiyiin iyo Xildhibaannaddii ugu Badnaa BFS Waxaa maanta Muqdisho lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka, waa xisbi qaran oo ay ku bahoobeen in ka badan 80 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Oo Ka Qeyb-galaya Kulanka Golaha Shacabka Waxaa maanta kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ka qeyb galaya guddoomiyaha KMG ah ee xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Xasan Sheekh Maxamud. Mudane Xasan Sheekh Maxamud waa madaxweynihii…