1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qeyb Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Casilay Guddoomiye Casir Qeyb ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo fadhigoodu ahaa Dhuusamareeb ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey guddoomiye Cali Gacal Casir. Doodda mooshinka looga qaadayo oo ilaa shalay socotay waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo U Kala Dabqaadaya Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ayaa go’aamiyey in wufuud loo diro dowlad goboleedyada, si ay u soo qiimeeyaan xaaladaha kala duwan, si xal looga gaaro khilaafka dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Tirsan Hirshabelle Oo Qaadacay Go’aankii Maamul Goboleedyada Xildhibaano ka tirsan Hirshabelle ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan go,aankii maamul gobaleedyada ay ku qaateen magaalada Kismaayo ee jubbballand. Waxa ay sheegeen in Madaxweynaha maamulka Hirshabelle go,aankaas uu kaligiis…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Qiimeyn Ku Soo Sameeyay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Shalay Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka ayaa Qiimeyn Ku Sameeyay Khasaarahii Ka Dhashay Weerarkii Xarunta Degmada Hodan. Waxa ay sheegeen in guddoonka golaha shacabka usoo direy iney soo qiimeeyaan khasaarihii ka dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Mugdi Geliyay Furitaanka Kalfadhigiisa 4-aad Guddiga Joogatada ah ee Golaha Aqalka Sare ayaa kulan Maanta ku yeeshay xarunta aqalka sare Kulanka oo uu shir guddomiyay Guddomiyaha Golahan Aqalka Sare Muddane Cabdi Xaashi Cabdulahi ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Qaadhacay Furitaankii Kalfadhiga 4aad Ee Baarlamaanka Federaalka Aqalka Sare ee baarlamaanka 10aad ayaa qaadhacay ka qeyb-galka kulanka lagu furayey kalfadhiga 4aad ee baarlamaanka federaalka ah. Senatarro la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in aan aqalka sare aan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Furmaya Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiga Afaraad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib Labo bil fasax ah oo ay xildhibaannadu ku maqnaayeen. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmad Oo Soo Xeraya Tartanka Degmooyinka Galmudug 2018 Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo tartanka kubbadda cagta degmooyinka 2018 oo ay soo agaasimeeen maamulka ciyaaraha. Waxaa tartanka ka qeyb galay ilaa lix…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Gen. Gaafoow Oo lagu Doortay Dhuusomareeb Magaalada Dhuusomareeb waxaa Maanta ka dhacay qabashada doorasho kursi ka banaanaa golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa u tartamay labo musharrax oo kala ah Gen. C/laahi Gaafoow…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno, Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahanno Ka Hadlay Sida Ugu Haboon Ee Musuqa Looga Hortagi Karo Doorashada 2020 Soomaaliya waxaa la filayaa in Sanadka 2020 ay ka dhacdo doorasho ka duwan kuwii horay dalka uga dhacay taasi oo ku saleysan nidaamka Xisbiyada. Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ka qeybgalay…