Dhageyso: Senator Raage “Xeer Ilaalinta Waxay u Muuqataa Iney Dad Gaar Ah Beegsaneyso” Senator Maxamed Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xeer ilaalinta qaranka ay u muuqato iney beegsaneyso dad kasoo jeeda beello… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Mooshin Ka Keenay DP World Xildhibaanno ka tirsan Maamulka Puntland ayaa Mooshin ka gudbiyay Shirkadda DP World oo gacanta ku heysa dhismaha Dekadda Boosaaso. Xildhibaannada Mooshinka ka keenay Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka…
2 daqiiqo Xildhibaanno Ka Tirsan Hirshabelle Oo Sheegaya In La Bedelay Dastuurkii Maamulkaasi Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in wax ka bedel lagu sameeyey dastuurkii Maamulkaasi iyadoo aanu ka warqabin baarlamaanka. Waxa ay xildhibaannadan sheegeen in waxyaabaha wax ka bedalka lagu…
1 daqiiqo Kulanka Xildhibaannada Hirshabelle Oo Ku Soodhamaaday Buuq Iyo Fowdo Kulankii Xildhibaannada Maamulka Hirshabelle kaasi oo ahaa Kalfadhiga 4-aad uuna shir guddoominayay guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa ku soo dhaamaday Buuq iyo Fowdo. Kulanka ayaa maanta loo madalsanaa…
3 daqiiqo Sawirro: Senator Abshir Axmad Oo Maktabad Guud Ka Hirgeliyey Cadaado, Galmudug Waxaa sabtidii magaalada Cadaado ee Galmudug laga hirgeliyay Maktabad guud tii ugu horreysay, waxaana arrintan gacan ka geystay xafiiska arrimaha Bulshada ee senator Abshir Axmad, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Deyriyey Xaaladda Nololeed Ee Shacabka Ku Dhaqan Degmada Xudur Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in booqasho uu ku tagay degmada Xudur ee gobolka Bakool kusoo arkay xaalad…
2 daqiiqo Senator Abshir Oo Galmudug Gaaray, Ajendaha Waxaa Ku Jira Dhageysiga Bulshada Iyo Furitaanka Maktabad Waxaa maanta booqasho ku tagay magaalada Cadaado, gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug Senator Abshir Maxamed Axmed oo ah guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah…
2 daqiiqo Guddig Dastuurka Ee BFS Oo La Kulmay Xubno Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xubno ka socday Wasaaradda arrimaha gudaha uuna hor ka cayay Wasiirka arrimaga gudaha ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kulan Maanta kala qeyb-galay guddiga dib u eegista Dastuurka…
1 daqiiqo Golaha Shacabka Oo Magacaabey Guddi La Socodka Arrimaha Xajka War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka JFS ayaa lagu Magacaabay Guddi kor-joogteyn doona habsami-u -socodka Arrimaha Xajka iyo adeegyada Xujeyda. Ka dib…
1 daqiiqo Xildhibaan Cabdi Shire “Ciidamada Kenya Kufsi iyo Dil Ayeey Ka Wadaan Gedo” Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka Kenya ay dhibaato bada ku hayaan shacabka ku dhaqan gobolka Gedo.…