1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ka Qeybgalaya, Yaase Diiday Shirka Daah-furka Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka?! Axadda Berri ah, waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka furmo shir lagu daah-furayo ololaha dib u eegista dastuurka KMG ah. Shirkan oo soocon-doonna 3 maalin, waxaa ka qeybgalaya tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Maanta La Caleema Saarayo Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah lagu caleema saaro magaalada Muqdisho. Caleema Saarka guddooomiyaha ayaa lagu wadaa iney…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Gaas: Aqalka sare Puntland ayaa Dhistay… Laakin Hadda Waxba Nooma Tarayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas oo talaadadii ka hadlay shir maamulkiisa ka dhacay oo looga hadlay dastuurka ayaa sheegay in federalism-ka ugu fiican Soomaaliya uu yahay midka beelaha sida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaliya ayaa maanta waxay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulankan waxaa markii ugu horreysay shir guddoomin doona guddoomiyaha cusub ee golahan, Maxamed Mursal…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhaarinta Guddoomiye Mursal Kadib, Akhriso 10 Qodob uu Ka Ballanqaaday Golaha Shacabka Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan isaga oo lagu wado inuu guda-galo shaqo howleedka golaha shacabka iyo fulinta barnaamijkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Maanta Xilka Wareejinaya Guddoomiyihii golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu wadaa inuu goordhow ku wareejiyo xilka guddoomiyaha la doortay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Munaasabad kooban ayaa ka dhici doonto xarunta Villa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mowqifka Golaha Baarlamaanka Galmudug Ee Ku Aadan Khilaafka Ka Taagan Galmudug In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug oo shir jaaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf ay sheegeen in uu ka jiro Fulinta heshiiskii Galmudug iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kadib Guusha Mursal, Akhriso Qorshaha Hortabinta Golaha Shacabka Iyo Shaqada Laga Sugayo Golaha shacabka ee baarlamaanka 10aad waxaa uu isniintii guddoomiye u doortay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, arrintan oo soo af-jareysa khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeyay golaha iyo xukuumadda kaas oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Shariif Cabdalla Oo Sheegay In Si Caddaalad Ah Ay Ku Dhacday Doorashadii Golaha Shacabka Xildhibaan Shariif Cabdalla oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kana mid ahaa musharraxiintii shalay u tartmay guddoomiyaha golaha shacabka ayaa sheegay in doorashadaasi ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha La Doortay Ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu yahay guddoomiyaha cusub ee golaha kadib markii uu helay 147 cod halka Xildhibaankii la tartamaayey ee…