1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Mudane Ka Tirsan Aqalka Sare Oo Sheegay Iney Gargaar u Sameyn Doonaan Barakacayaal Ku Sugan Baydhabo Senator ka tirsan aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii barakacayaal Labo kun gaaraya ay gargaar ugu sameeyn lahaayeen. Guddoomiyaha guddiga kheyraadka qaranka, kaabayaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Qeybdiid: Waxaan Dareensanahay Iney Jiri Karto Qatar Igu Wajahan (Dhageyso) Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney jiri karto qatar ku wajahan isaga iyo qoyskiisa, maadaama weli aanay dowladda Federaalka wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Heshiis La Galay Shirkad Kala Talisa Sharciyada Iyo Tababarka Xarunta aqalka sare, waxaa maanta ku kulmay gudoonka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Max planck foundation ee Soomaaliya, waxaana looga hadlay wada shaqaynta golaha iyo hay’adda Warar…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka: Waxaa Timaadeen Meel Dhisan, Lagu Soo Rafaaday, Oo Loo Dhintay…Maad Sheegtaan? Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey oo xalay khudbad ka jeediyay xafladda xil-wareejinta guddoomiyaha gobolka Banaadir ayey u muuqatey in uu dhibsaday eragya “Markii ugu horreysay” ee…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Jowhar Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo Loolanka Maxkamadda Sare iyo Guddiga Madaxabannaan ee Doorashada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa April sanadkii hore meel-mariyay qaraar ka hadlaya buuxinta kuraasta ka bannaan Golaha, kaasi oo ku saabsan in guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: Ma Jirto Cid Kale Oo Awood Sharci u Leh Ka Go’aan Gaarista Maqaamka Muqdisho Guddoonka Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ka gaaray cidda awoodda u leh ka go’aan gaarista maqaamka magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo War Kasoo Saaray Kuraasta Banaan Ee Baarlamaanka 10-aad War-murtiyeed kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa looga hadlay arrimo la xiriira kuraasta banaan ee baarlamaanka 10-aad, kuwaasi oo dhowaan gal dacwadeed u furtay maxkamadda sare ee dalka. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Faroole Oo Baaq Nabadeed U Direy Puntland Iyo Somaliland Senator C/raxmaan Faroole ayaa ka hadlay dagaalladii ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, isaga oo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalladaasi. Faroole ayaa ugu…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbad Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Aqalka Sare Uga Hadlayo Wax-qabadka Golaha Ee Sanadkii Tagay Waxaa xalay Muqdisho lagu qabtay xaflad lagu soo xirayey kalfadhiga 2aad ee golaha aqalka sare, marka laga soo tago ka soo qeyb-galka guddoonka golahaasi iyo Senatorrada waxaa sidoo kale goobjoog…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Maareeye Shalay Mooshin Ayuu Ka Keenay…Maanta Isagoo Wasiir Ah Ayey Heysataa?! Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo ka tirsan guddiga beeraha, horumarinta reer miyiga iyo kaluumeysiga ayaa golaha shacabka hor keenay bishii August ee sanadkii tagay mooshin la xiriira sharciyeynta in dalka…