1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka oo Ansixiyay Misaaniyadda Qaranka 2022 Munadeyaasha labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa lagu meel mariyay misaaniyad sanadeedka dowladda ee 2022-ka, taas oo xildhibaannadu soo dhameeyeen akhrinteeda, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka oo Markale Ka Dooday Miisaaniyadda Qaranka Labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maanta kulanka wadajir ah ku yeeshay Muqdisho ayaa ka dooday miisaaniyadda qaranka, xildhibaannada ayaa dood galiyay miisaaniyadda 2022 oo dhowaan lasoo gudbiyay,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Kalsooni Siiyay Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre Xildhibaannada golaha shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay ra’iisulwasaaraha cusub ee dalka Xamsa Cabdi Barre, kaas oo maanta hortagay golaha shacabka. Kulan ay maanta xarunta villa Hargeysa ay isugu yimaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Ka Dooday Dhismaha Guddiyada Golaha Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku-xigeennadiisa ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad ee golaha yeeshay, kaasoo ka dhacay xarunta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Hambaleeyay Ra’iisulwasaare Barre Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Ra’iisulwasaaraha cusub ee xukuumadda federalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha 21-aad ee Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Xasan iyo Wakiillada Beesha oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada muhiimka ah ee ay siiyaan Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Diyaarinta Sharciyada Misaanidda 2022 oo Kulmay Guddiga Kumeel gaarka ahee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay fadhigoodii koowaad , iyagoo iska dhex doortay Guddoonka Guddiga,waxaana loo doortay Xildhibaan Maxamed Faarax…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Labada Gole Baarlamaanka? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda labada Aqal ayaa maanta shir gudoomiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabay La-Taliyeyaal Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha Arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka dalka, waxaana loo magacabay laba mas’uul oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Jubbalanad oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe , ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, waxaana soo dhweyntiisa qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka…