2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo Hadashay Doorashada Guddoonka Baaralamaanka, Baaqna Daba Dhigtay Saxiibada Soomaaliya ee Beesha caalamka ayaa war kasoo saaray doorashadii guddoonka Baarlamaanka 11-aad labadiisa gole oo xalay kusoo idlaatay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoo bogaadiyeen xubnaha cusub ee loo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble oo Hambalyo u Diray Guddoomiye Ku-xigeennada Golaha Shacabka Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo wuxuu diray guddoomiye ku-xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sacdia Xaaji Samatar iyo Cabdullaahi Maxamed Abshirow oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Abshirow oo Ku Guulaystay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Waxaa goordhow soo ildlaatay doorashada guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka Soomaaliya, waxaana ku tartamay Mahad Cabdalla Cawad iyo Cabdullaahi Abshirow. Doorashada oo aheyd wareegii labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sacdiyo Xaaji oo Ku Guulaystay Ku-xigeenka Koowaad Ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiyo Xaaji Samatar ayaa ku guulaystay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomalaiya, waxaana doorashada wareegii labaad ay kaga guulaystay Maxamed Cali Cumar Caananuug…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Abshiroow iyo Cawad oo Isugu Soo Haray Wareega Labaad Ee Doorashada Ku-xigeenka Labaad Waxaa goordhow soo idlaatay doorashada wareega koowaad ee guddoomiye ku-xigeenka labaad waxaana ku tartamay musharraxiin dhowr ah, kuwaas oo gaaraya 7 mushasharrax oo kala ah: 1- Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laba Musharrax oo Mucaarad ah oo Isgu Soo Haray Wareega 2-aad Ee Doorashada Ku-xigeenka Koowaad Waxaa goordhow soo idlaatay doorashada guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federalka ah ee Soomaaliya, waxaana wareegii labaad u gudbay musharraxiinta kala ah. 1: Xildhibaan Maxamad Cali Cumar Caana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka oo Muqdisho Ka Dhacayso Waxaa goordhow lagu wadaa in Teendhada Afinsyooni ee Xalane ay ka bilaabato doorashada ku-xigeennada guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo habeenkii xalay lasoo doortay guddoomiyaha golaha, waxaana ku tartmaya labada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir oo Hambalyo u Diray Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiye kuxigeenkii hore ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa hambalyo waxaa uu u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo habeenkii xalay lagu doortay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada Kuraastii Ugu Dambeysay Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada seddax kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Doorashada kuraasta la shaaciyay ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar lagu qabto…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Hambalyo u Diray Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka fedelka Soomalaiya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo caawa doorasho ka dhacday…