Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Koox Hubeysan ayaa caawa maqribkii waxa ay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ku dileen xildhibaan Saciid Xuseen Nuur Dirir oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka Puntland. Wararka ayaa sheegaya in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaanada Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Mooshinkii Dhawaan Laga Gudbiyay Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay mooshin dhawaan ay ka gudbiyeen xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Mudanayaashaan oo kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ee gobalka…
1 daqiiqo Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyay Baarlamaanka Cusub Ee Jubbaland Xilidhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Mooshin ka gudbiyay Baarlamaanka cusub ee Jubbaland, ka dib markii ay sheegeen in si cadaalad darro lagu soo dhisay Baarlamaankaasi. Gudoonka baarlamaanka ayaa…
1 daqiiqo Maamulka Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestay Baarlamaanka Cusub Ee Maamulka Jubba Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray wareegto ay kaga soo horjeedaan baarlamaanka cusub ee maamulka Jubba, iyo wadadii loomaray dhismaha baarlamaankaasi. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Xasan Cabdo oo saxaafadda…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Gaaray Magaalada Kampala Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya MudaneMaxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu wehliyo Gudoomiye ku xigeenka Labaadee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo gaaray magaaladaKampala ee caasimadda dalka Uganda…
1 daqiiqo Kulanka Baarlamaanka Maanta: Dhaarin Xildhibaan, Codeynta Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka iyo Xiritaanka Xawaalaha oo laga hadlay Baarlamaanka Soomaaliya fadhigiisa maanta waxaa uu ahaa mid aad u mashquul badan, ugu horeyn Ansixinta Ajendaha kadib waxaa la dhaariyay Xildhibaan cusub Mudane Cabdiwali Maxamed Ibrahim(Xaabsade) oo lagu badalay Aabihii…
2 daqiiqo Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Doortay Gudoomiye Ku Xigeenada Koobaad iyo Labaad Goobta ay doorashada ka dhaceysay waxaa joogay mas’uuliyiin iyo marti sharaf kale, waxayna doorashada u dhacday jawi aad u degan. Doorashad oo ku dhacday qaab gacan taag ah waxaa shir…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan Lagu Joojiyo Dagaalka Deefoow Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan in deg deg dagaalka lagu joojiyo. Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono oo ka mid…