Xildhibaan Mataan “Qodobada Ay Soo Saareen Ra’iisul Wasaaraha Iyo Maamulka Jubba Ma Hakin Doonaan Mooshinka Baarlamaanka Jubbaland” Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qodobadii dhawaan ay isku af garteen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland aanu hakin doonin mooshinka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaan Xaaf “Somaliland Wey Siyaasadeysay Imaanshiyaha Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen” Xidhibaan Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Somaliland ay siyaasadeysay u gurmashada shacabka ku dhibban dalka Yemen. Waxa uu sheegay in la…
2 daqiiqo Xildhibaan Dalxa “Kenya Iyaduba Dan Weyn Ayeey Nagu Qabtaa” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Kenya ay dan weyn ku qabto shacabka Soomaaliyeed. Xildhibaanka oo u waramayay…
1 daqiiqo Xildhibaan Ku Baaqay In Cadaaladda La Horkeeno Ragii Ka Dambeeyay Dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan cadaaladda lagu soo hor istaajiyo ragii ka dambeeyay dilka xildhibaan Yuusuf Dirir oo maalin kahor u dhintay…
1 daqiiqo Xildhibaan Dalxa “Hala Soo Dhaweeyo Qoysaska Reer Yemen Ee Dalkeena Usoo Qaxay” Gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cumar Dalxa ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay soo dhaweeyaan qoysaska u dhashay Yemen ee dalka kusoo qaxay. Dalxa ayaa…
1 daqiiqo Xildhibaano ugu baaqay Xukuumadda in ay faraha kala baxdo Mooshinka Jubbaland Qaar ka mid ah Xildhibaanadii saxiixay Mooshinkii Jubbland ayaa ugu baaqay xukuumadda Soomaaliya in ay faraha kala baxdo Mooshinka ka dhanka ah soo xulista Xildhibanada Jubbland. Hadalkan Xildhibaanada ayaa yimid…
1 daqiiqo Xildhibaan Sheegay In Cod Loo Qaadi Doono Mooshinka Ka Dhanka Ah Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan codka loo qaadi doono mooshinka ka dhanka baarlamaanka Jubbaland. Xildhibaanka oo u waramay Goobjoog News…
2 daqiiqo Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil “Mooshinadaan Socda Iyo Maamuladaan Dhismaya Waa Sharci Darro” Gudoomiye ku xigeenkii guddiga Dastuurka Baarlamaankii KMG ahaa Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in qaab sharci darro ah ay ku socdaan mooshinada baarlamaanka la keynayo iyo sidoo kale maamulada hadda…
1 daqiiqo Wasiirka Arimaha Gudaha oo Ka Baaqsaday Jawaabo uu Ka Bixin Lahaa Arrimaha Baarlamaanka Jubbland Maanta waxaa uu Baarlamaanka Federaalka xaruntiisa ku yeeshay kulanka 6-aad ee caadiga ahaa, kalfadhiga 6-aad Ajendaha ayaa ahaa ka warbixinta golaha Wasiirka arrimaha gudaha Geedi socodka dhismaha golaha wakiilada Maamul-goboleedka…
6 daqiiqo Sooyaalka Dhismaha iyo Khilaafka Baarlamaanka Jubbaland Dalka Soomaaliya waxa uu nidaamka federaalka ama daadajinta maamulka qaatay sanaddii 2004-tii xiligaasi, go’aankaasi oo kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta ee lagu qabtay dalka Kenya, laguna soo dhisey dowladda…