Xildhibaan Xoosh Jibriil Oo Cabasho Ku Sheegay Mooshinkii Laga Keenay Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in mooshinkii dhawaan laga keenay baarlamaanka Jubbaland uu u arko mid cabasho ah. Xildhibaan Xoosh ayaa sheegay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Xidhibaan Samaan Maxamed “Baarlamaanka Jubba Qaabka Lagu Dhisay Koox Yar Ayaa Isku Bahaysatay” Xildhibaan Samaan Maxamed Sheekh Daahir oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee Mooshinka ka keenay baarlamaanka Jubbaland ayaa ka hadlay sababta ka dambeysay in mooshinkaasi ay keenaan. Waxa uu…
1 daqiiqo Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdiraxman Odowaa oo Looga yeeray Baarlamaaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay kulanka 5-aad ee kalfadhiga 6-aad. Ajendada: Mudanyaasha baarlamaanka ayaa sii waday ka doodista Motionka golaha Wakiilada Maamul-Goboleedka KMG ee jubbooyinka(jubba), Jawaari ayaa…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Federaalka oo Sheegay in uu Toban Beel Ku Heshiisiiyay Gobolka Hiiraan Xildhibaanka Abuukaate Daahir Xasan oo haatan ku sugan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in wada hadal siiyeen oo heshiiyaan 10 beelood oo deegaanka ah. Dhinaca kale, Waxaa…
2 daqiiqo Xildhibaan Cabdullahi Jaamac oo Go’aanada Madashii Goroowe ku Tilmaamay Sharci Darro Xildhibaanka oo ka qeyb galay Kulanka Goobjoog FM ayaa sheegay in Madasha ku taallo Dastuurka dalka isagoo xusay in ay tahay mid loola jeedo in dowlad goboleedyada isku dhaafsadaan xog…
1 daqiiqo Xildhibaanno Taageeray Shirka Dib u Heshiisiinta Baladweyne Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa taageeray shirka dib u heshiisiinta ah ee ka soconaya magaaladaasi. Xildhibaanadaan oo tiro…
1 daqiiqo Xildhibaan Aweys Cabdullaahi “Xukuumadda Waxaan Ka Dalbanay Wax u Qabashada Soomaalida Yemen” Xildhibaan Aweys Cabdullaahi Ibraahim oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ahna xoghayaha guddiga arimaha dibadda baarlamaanka ayaa sheegay in xukuumadda ay ka dalbadeen in degdeg loogu gurmado dadka Soomaaliyeed…
3 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Maanta Golaha Barlamaanka Ha Horjeediyey Barnaamijka Xukuumadiisa (Sawiro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta hortagay golaha Baarlamaanka si…
1 daqiiqo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Ku Baaqay In Isbedal Amni La Sameeyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas in degdeg uu wax uga qabto amniga deegaanada maamulkaasi ka arimiyo oo maalmihii ugu dambeeyay…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashii Oo Maanta Hortagaya Xidlhibaanada Baarlamaanka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa in maanta uu hortago xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo la filayo in su’aalo la weydiiyo. Ra’iisul wasaaraha ayaa halkaasi waxa…