Baarlamaanka Soomaaliya oo Wadashaqeyn Ka Dalbay Baarlamaanka Bah-Wadaagta Bariga Afrika Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa la kulmey guddoomiyaha baarlamaanka waddamada Bariga Afrika la’isku yiraahdo mudane Daniel F. Kidega, waxayna ka wadahadleen xiriir wada shaqeyn oo dhexmara labada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Jubbaland oo Kala Saartay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegey in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya aysan wada ahayn kuwa mooshinka ka keeney golaha wakiilada ee Jubbaland, islamarkaasina…
1 daqiiqo Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil “Arinta Mooshinka Jubbaland Waa Mid Lagu Degdegay” Gudoomiyahii hore ee guddiga Datuurka baarlamaankii KMG ahaa Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in lagu degdegay mooshinkii shalay ee u codeeyay baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ku aadan diidmada golaha wakiiladda…
3 daqiiqo Xildhibaanada Maxay Ka Yiraahdeen Mooshinka Jubbaland ? Waxa uu maanta guddoonka baarlamaanka iclaamiyey in loo codeeyey mooshinkii ka dhanka ahaa golahha wakiilada Jubbaland, iyada oo natiijada ay noqotey in 132 xildhibaan ay u codeeyeen in golahaasi uu…
1 daqiiqo Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta La Filayo In Ay u Codeeyaan Mooshinka Laga Keenay Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo la filayo in ay so oaf meeraan mooshinka ka yaalla Baarlamaanka Jubbaland. Baarlamaanka…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Deefow Iyo Kabxanley Ee Hiiraan Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanaayasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhinacyadii ku dagaallamay deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee gobalka Hiiraan in ay nabadda qaataan oo dagaallada joojiyaan.…
2 daqiiqo Guntanka Baarlamaanka oo Buuxsami Waayay Iyo Kulankii oo Baaqday Markale waxaa qabsoomi waayay kulankii baarlamaanka oo la filayay in cod loogu qaado baarlamaanka Jubbaland, sababtuna waxa ay ahayd in ay suurogali weysey guntanka ama kooramka baarlamaanka oo ah tirada…
1 daqiiqo Xildhibaano Baaq u Direy Kenya iyo Itoobiya Koox xildhibaano ah oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladaha Kenya iyo Itoobiya ku booriyey in ay ka laabtaan talaabooyin kala duwan oo ku saabsan xudduuda Soomaaliya.…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Kulankii Baarlamaanka Oo Kooram La’aan u Baaqday Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayay in kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo arimo ay ka mid tahay mooshinka baarlamaanka Jubbaland looga hadli…
1 daqiiqo Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta Kulan Ka Leh Arrinta Baarlamaanka Jubbaland Iyo Arimo Kale Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo arimo xasaasi ah looga hadli doono. Kulanka maanta ayaa la filayaa in…