1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sareedo Maxamed oo Markale Dib Loogu Doortay Kursiga HOP#154 oo FEIT Hakiyey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa maanta lagu doortay kursi katirsan golaha shacabka Baarlamaanka federalka, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#154, guddiga FEIT ayaa amray ku celinta doorashadiisa .…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT oo Digniin u Diray Xubno Ka Tirsan Guddiga Guddiga hirgelinta doorashooyinka FEIT ayaa digniin u diray xubha ka tirsan guddiga, heer federalka, waxaana loogu baaqay in xubnaha guddiga ay ka gaabsadaan in ay qaadaan tallaabo aan waafaqsaneyn go’aannada,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxkamdda Sare oo Diiday Dacwaddii Fahad Maxkamdda sare ee dalka oo maalinimadii shalay dhagaystay kiis dacwadeedka Fahad Yaasiin uu ka gudbiyay guddiga hirgelinta doorashooyinka FEIT ayaa maanta diiday qaadista dacwadda, waxaana qoraal kasoo baxay lagu xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana siweyn loogu soo dhoweeyay garoonka diraadaha Aadan Cadde. Xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaardaha ee Aadan Cadde oo ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Musharraxiinta Isku Diiwaan Gelisay Guddoonka Aqalka Sare Guddiga dooorashooyinka golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaan gelinta musharraxiinta u taagan qabashada guddoonka aqalka sare kursiga guiddoomiyaha iyo labada ku-xigeen, waxaana guddigu uu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Imisa Musharrax Ayaa Isku Diiwaan Gelisay Guddoonka Golaha Shacabka Guddiga doorashooyinka guddoonada golaha shacabka ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharrixiinta u tartameysa kursiga guddoomiyaha iyo ku-xigeennada koowaad iyo labaad oo lagu wado…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursigii Xildhibaan Kuulow Ka Geeriyooday oo Dib Kismaayo Loogu Doortay Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbalanad ayaa waxaa maanta lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Kismaayo. Kursigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Labo Ka mid ah Qaraabada Farmaajo oo Buuq Ka Sameeyey Baarlamaanka Soomaaliya Xilli uu socday kulanka wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka federalka ayaa waxaa buuq ka dhex abuuray labo xildhibaan oo qaraabo la ah Farmaajo kuwaas oo kala ah xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Al-shabaab oo Hoobiyeyaal Ku Weeraray Villa Hargeysa iyo Khasaare Ka Dhashay Tiro madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa maanta waxaa lagu weeraray xarunta Villa Hargeysa ee maagaalada Muqdisho, xilli uu socday kulan wadajir ah oo ay la haayeen labada gole ee Baarlamaanka federalka…