1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland Oo Soo Dhamaystirtay Kuraasta Deegaan Doorashada Koowaad Waxaa maagalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland maanta oo Isniin ah lagu soo gabagabeeyay kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo. Kuraasta maanta doorashadooda ay ka dhacday magaalada ayaa kala ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Kismaayo Oo Maanta Lagu Soo Gabagabaynayo Doorashada Golaha Shacabka Waxaa maanta oo Isniin ah magaalada Kismaayo lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Kuraasta maanta la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka laba kursi oo dhawaan lagu dooran doono magaalada Baladweyne. Kuraasta odayaashooda la shaaciyay ayaa kala HOP#011 iyo HOP#063, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Midowga Musharraxiinta Iyo Guddoomiye Muuse Geelle? Midowga Musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer federal Muuse Geelle Yuusuf, waxaana kulanka ku wehlinaayey xubno ka tirsan guddiga,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble Oo Baaq U Diray Hirshabeelle iyo Jubbaland Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inuu uu si dhaw ula socodo juhdi badan uu kuxinayo dhammaystirka doorashada kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya ee wali harsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Hirshabeelle Oo Guddoomiye Cusub Doortay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaha guddigaas ugu doortay Maxamed Xuseen Maxamed Waadi. Waadi ayaa xalay loo magacabay in uu xubin ka noqdo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraastii ugu dambaysay ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo. Kuraasta la shaaciyay odayashooda ayaa kala HOP#133 iyo HOP#219, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Guudlaawe Oo Xilkii Ka Qaaday Guddomiyihii Doorashooyinka SEIT iyo Xiisad Ka Taagan Baladweyne Iyadoo maalmihii u danbeeyay uu khilaaf culus ka taagnaa doorashada kuraasta Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, islamarkaana ay isku hayeen madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa, ayaa hadda khilaafkaasi waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laftagreen oo La Kulmay Guddigii Doorashooyinka SEIT Koonfur Galbeed Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT) ee dhowaan doorashada soo dhammeeyey. Madaxweynaha ayaa guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Siciid Deni : Waxaan Ahay Musharax U Taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe waxaa uu kulan kula qaatay xildhibaannada labada aqal Puntland ku matalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka labadiisa gole, xili uu soo…