1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Musharraxiinta HOP#069, HOP#038 iyo HOP#095,oo Shahaadooyinkoodii Qaatay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee SEIT Galmudug ayaa shaaciyey musharraxiinta isu diiwaangeliyey Kuraasta tirsigoodu kala yahay HOP#069, HOP#038 iyo HOP#095, kuwaas oo deegaan doorashaduudu tahay magalada Gaalkacyo. Guddiga ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deni iyo Isimada Puntland Oo Heshiis Ka Gaaray Kuraasta HOP#198 iyo HOP#199 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cadullaahi Deni iyo Isimada mid kamid beelaha Puntland dega ayaa kulan ay la qaateen waxaa isfahan laga gaaray habraacyada kuraas ka tirsan golaha shacabka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xoghayeyaasha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka Oo Ku Baaqay Soo Gudbinta Galalka Xildhibaanada Xoghaya guud ee Baarlamaanka Jamhuuridda Soomalaiya Cabdikariim Xuseen Cabdi Buux iyo Xoghayaha golaha aqalka sare Cali Maxamed Jaamac ayaa siwadajir ah waxaa ay baaq ugu direen guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Jadwalka Doorashada 7 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 7 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Baydhabo. Kuraasta la shaaciyay ayaa doorashadooda la qabanayaa maalinta talaadada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergooyinka saddex kursi. Kuraastaan ayaa kala ah HOP#069, HOP#95 iyo HOP#038, waxaana baarlamaankii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 4 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#004, HOP#011, HOP#063 iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Jubbaland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Xildhibaan Kuulow Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed, bulshada Jubaland, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Kismaayo Lagu Doortay Oo Geeriyooday Allaha u naxariistee Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xildhibaan Kuulow…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisulwasaare Rooble oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Baaqna u Diray Madaxda Dowlad Goboleedyada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, iyadoo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Lagu Doortay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ah deegaan doorashada labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta waxaa lagu doortay sedex kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee…