2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso:Xildhibaannada Banaadiriga ee Kusoo Baxay Doorashadii Muqdisho Waxaa maanta magaalada caasmadda ah ee Muqdisho lagu doortay shantakursi Beelaha Banaadiriga ku matalaysa golaha Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, oo ku jira maalmihii ugu dambaysay dooshadiisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Afartii Kursi Ee Ugu Dambaysay Dhuusamareeb oo La Doortay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta lagu doortay afar kursi,kuwaas oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, oo 18 cisho lagu daray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kuraasta Beelaha Banaadiriga oo Muqdisho Lagu Dooranayo Waxaa saakay gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka socda doorashada shan kursi, kuwaas oo ay leeyihiin Beelaha Banaadiriga, kuwaa ku matalaya Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muddo Kordhin Loo Sameyay Waqtiga La Dhameynayo Doorashada Baarlamaanka Kulan dhanka fogaan aragga ah oo ay yeesheen madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo ra’iisul wasaare Rooble ayaa looga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa howlaha doorashooyinka. Shirka oo uu shir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Goorta Ay Dhacayso Doorashada Xildhibaannada Banaadiriga Guddiga doorashooyinka Beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyey waqtiga laqanayo doorashada shan kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda fedelka Soomaaliya ay ku yeelanayso beesha oo ku matali doono…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 3 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka iyo habraaca doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#078, HOP#012…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Natiijada Xildhibaannada 5-ta ah ee Maanta Lagu Doortay Kismaayo Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaa maanta lagu doortay 5 kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: 5 Kursi Oo Kismaayo Lagu Dooranayo, Akhriso Yaa U Tartamaya ? Waxaa maanta oo Talaada ah magaalada Kismaayo lagu qabanayaa doorashada 5 kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#072, HOP#079, HOP#112, HOP#130 iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Koonfur Galbeed Oo Ka Horyimid Hakinta Kuraasta HOP#103 iyo HOP#154 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa ka hor yimid amar ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT. Qoraal ka soo baxay guddiga SEIT ee Koonfur galbeed…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Hakiyey HOP#086,HOP#154 iyo HOP#103 Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee heer federal Muuse Geelle Yuusuf ayaa ka warbixiyey habsami u socodka doorashooyinka golaha shacabka oo maraya maalmihii ugu dambeeyey waqtigii loo asteeyey ee 25-ka bisha.…