1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 6 Kursi Oo Baraawe Lagu Dooranayo, AKhriso Yaa U Tartamaya? Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Baraawe ee caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur galbeed lagu qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#057,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saddex Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Dhuusamareeb Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu qabanaya doorashada saddex kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta lagu dooranayo Dhuusamareeb ayaa waxa ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay. Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee banaadiriga ayaa shaaiyay liiska kuraasta golaha shacabka iyo sidoo kale jadwalka doorashada xubnaha banaadiriga. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxa ay kala yihiin HOP#265, HOP#266, HOP#105,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 7 Kursi Oo Baraawe Lagu Doortay, Yaaku Soo Baxay? Magaalada Baraawe ee caasimadda maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa maanta waxaa lagu doortay 7 kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farxaan Cali Oo Loo Doortay Senator Ka Tirsan Aqalka Sare Waxaa maanta oo arbaca ah magaalada Dhuusamareeb lagu qabtay doorashada hal kursi oo kamid ah kuraasta baaralamaanka aqalka sare. Kursigaan oo noqonaya midkii ugu dambeyay ee kuraasta aqalka sare ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa dib u dhac uu ku yimid jadwalka doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Somaliland oo maanta lagu dooran lahaa Muqdisho. 11-kii bishaan ayeey guddiga SEIT ee gobalada waqooyi shaaciyeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Liiska Doorashada 16 Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska 16 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Boosaaso. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala HOP#220, HOP#169,HOP# 076, HOP#149, HOP#157, HOP#142, HOP#227, HOP#190,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Kursi Ka Tirsan Aqalka Sare Oo Maanta La Dooranayo Waxaa maanta oo Arbaca magaalada Dhuusamareeb lagu dooranayaa hal kursi oo kamid ah kuraasta aqalka sare ee baarlamaanka dalka. Kursigaan ayaa waxaa uu yahay kursiga keliya ee ka harsan kuraasta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka KG: Doorasahda Baraawe Oo La Soo Gaba-gabeynayo Maanta Waxaa maanta oo Arbaca magaalada Baraawe ee xarunta maamulka Koonfur galbeed lagu soo gabagabeynaya doorashada deegaan doorashada labaad ee golaha shacabka. 13-kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Jadwalka Doorashada Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay habraaca iyo jadwalka doorashada saddex kursi oo lagu dooranayo magaalada Kismaayo. Kuraasta la shaaciyay doorashadooda ayaa kala HOP#023, HOP#132 iyo HOP#092 ,…