1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baraawe: Liiska Musharixiinta 13 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfurgalbeed ayaa shaaciyay liiska musharixiinta 13 kursi kuwaas oo doorashadooda dhawaan la qabanayo. Doorashada kuraastaan ayaa 10-ka bishaan ka dhaceyso magaalada Baraawe ee xarunta maamul gobaleedka Koonfur…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada Laba Kursi Oo Jowhar Lagu Doortay Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu soo gaba gabeeyay doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayay ayaa gaaraya laba kursi oo tirsigoodu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Laba Kursi Oo Jowhar Ka Socota Waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa waxaa maanta oo Isniin ah waxaa lagu qabanaya daoroashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Kuraasta doorashadooda maanta lagu qabanayo magaalada ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Ogow 5-ta Kursi ee Doorashada Somaliland Guddiga doorashooyinka dadban ee gobolada Waqooyi ee Somalilnd ayaa shaaciyey qabashada doorashada 5 kursi, kuwaas oo kamid noqonay Baaramaanka 11-aad ee Jamhuuridda federalka ah ee Soomaaliya oo heer gababa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Khilaafaadka oo Wafdi u Diray Baraawe Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada dadban Mudane Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay safar shaqo u aaday magaalada Baraawe ee Dowlad Goboleedka Konfurgalbeed. Xubnaha Guddiga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka UK oo $18 Milyan Ku Bixineysa Wax Ka Qabashada Abaarta Soomaaliya Ergeyga UK ee kahortagga abaaraha Nick Dyer, ayaa todobaadkan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho isaga oo si fiican u dhow u arkay malaayiin qarka u saaran iney abaarta darteed u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Laba Kursi Oo Lagu Qabanayay Jowhar Waxaa dib u dhac uu ku yimid doorashada laba kursi oo maanta oo Axad ah lagu waday in lagu doorto magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Kuraasta maanta lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baraawe oo La Shaaciyey Odeyaasha Xulaya 13 Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Ergada dooranaysa 13 kursi oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Diyaar Garowga Doorashada Laba Kursi Oo Caawa Jowhar Ka Socota Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyey Odayaasha dhaqanka ee soo xulaysa Ergada dooranaya laba kursi oo katirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya. Guddiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: 8 Kursi oo Cusub oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey qabashada doorashada 8 kursi, kuwaas oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah, taas oo ka dhici doonta magaalada Dhuusamareeb.…